Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Dood lagu gorfeeyey sababaha horseedka u ah Biyo-yaraanta Hargeysa iyo xalka lagaga gudbi karo

Hargyesa(SLpost)-Halkan ka daawo dood ku saabsan biyo-yaraanta baahsan ee ka taagan xaafadaha magaalada Hargeysa, caqadaha jira iyo Qorsheyaasha ay ku hawlan tahay Wakaaladda Biyaha Hargeysa ee xalka loogu raadinayo dhibaatadan oo saamayn ku yeelatay Kala-badh shacabka ku nool Caasimaada.

SHEEKO GAABAN :-Jidh dilkii Ina Jinaw..

  Jinaw Xaddi Geelle wax ay ahayd raqaye caydh ah oo ku dhex nool reero ladan. Cooshadda ay deggen tahay waxa hareeraha ka ka xigay...

OBAMA: Dadka Reer New Orleans Wey Adadagyihiin

  Us(SLpost)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa xalay khudbad u jeediyay dadka Magaalada New Orleans gobolka Lusiana, oo muddo haatan laga joogo 10 sanadood ay dufaan...

Qayada iyo Sawaxanka Oo La Yareeyaa Waxa Ay Ka Hortag Fiican U Tahay Xanuunnada Ku Dhaca Wadnaha

  Hargeysa (SLpost)- Cilmibaadhis dhaqaale oo dhowaan soo baxday ayaa daahfurtay in qaylada iyo sawaxanku ay ka mid yihiin sababaha keena Dhiig-karka iyo xanuunnada wadnaha...

MAAN FILEYN MURUGADA!!!

  Maxamed waa Inan dhalinyaro ah. waxa uu ka dhashay Qoys Alle wax siiyey  oo lagu tilmaamo jeeb weynayaasha magaalada, waxa uu dhameystay jaamacadii, waxaanu...

Ciidmadda Sacuudiga Oo Gudaha U Galay Dalka Yemen Kadib Markay Dib U Riixeen Xuutiyiinta

    Yaman(SLpost)-Ciidamada Sacudi Carabiya ayaa gudaha u galay Waqoyiga dalka Yemen kadib markii iskahorimaad hubeysan uu dhex maray kooxda mucaaradka ku ah xukuumada Yemen ee...

Doonyo Siday Tahriibayaal oo Ku Degay Bada Liibya

  Hargeysa(SLpost)-Boqolaal qof ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen kaddib markii laba doonyood oo ay saarnaayeen ku dhawaad 500 oo qof oo muhaajiriin ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img