HomeDoonyo Siday Tahriibayaal oo Ku Degay Bada Liibya

Doonyo Siday Tahriibayaal oo Ku Degay Bada Liibya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Boqolaal qof ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen kaddib markii laba doonyood oo ay saarnaayeen ku dhawaad 500 oo qof oo muhaajiriin ah ay ku dagtay xeebaha magaalada Zuwara ee dalka Liibiya.

Howlgal samatabixin ah oo lagu soo badbaadinayo mid ka mid ah doomahaasi oo degtay xilli hore oo caawa ah ayaa lagu soo warramayaa in uu halkaasi weli ka socdo. Dalka Liibiya kama aysan jirin dowlad dhexe muddo sanad ah, iyadoo waddanka intiisa badan ay maamulaan maleeshiyaad iska soo horjeeda.

Labada doomood ayaa soo codsaday in la caawiyo waxyar un kaddib markii ay ka soo shareecdeen xeebta Zuwara ee Galbeedka dalka Liibiya. Mid ka mid ah doonyahaasi ayaa degtay saacadihii hore ee shalay oo Khamiis aheyd, halka doonida labaadna ay degtay xilli dambe isla maalintaa.

Ugu yaraan 20 qof oo muhaajiriin ah ayaa lagu soo waramayaa in laga soo badbaadiyay labadaasi shil.Waxaa soconaya howlgal baadigoob ah oo ay wadaan ciidammada ilaalada xeebaha Liibiya oo ay ku baadi goobayaan mid ka mid ah doonyahaasi degay.

arrintan si madax bannaan looma xaqiijin karo.Ciidammada ilaalada xeebaha ee Liibiya ayey xadidan tahay awadooda ay badda uga sameyn karaan howgal ballaaran oo samatabixin ah.Inta badan dadkii saarnaa doonyahaasi ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories