HomeCiidmadda Sacuudiga Oo Gudaha U Galay Dalka Yemen Kadib Markay Dib U...

Ciidmadda Sacuudiga Oo Gudaha U Galay Dalka Yemen Kadib Markay Dib U Riixeen Xuutiyiinta

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

 

Yaman(SLpost)-Ciidamada Sacudi Carabiya ayaa gudaha u galay Waqoyiga dalka Yemen kadib markii iskahorimaad hubeysan uu dhex maray kooxda mucaaradka ku ah xukuumada Yemen ee Xuutiyiinta.Kooxda mucaaradka ayaa duqeyn u geysatay deegaano ka mid ah dhulka boqortoyada Sacudi Carabiya waxaana wararka ay tilmaamayaan in ciidamo Sacudiyan ah oo uu ku jiro Jeneral uu ku dhintey duqeynta Axadii aynu ka soo gudubnay.

Saraakiil u hadashay ciidamada boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa ku tilmaamay gelitaanka ay gudaha u galeen ciidamadooda dalka Yemen in ay tahay mid waqti kooban ku eg.Ciidamada Sacudi Carabiya ayaa duqeyn cirka iyo ah kuwo madaafiic ah waxa ay ku qaadeen saldhigyo ay dagaalyahanada mucaaradka ah ku leeyihiin gudaha dalka Yemen, hase yeeshee ciidamada daacada u ah madaxweynihii hore ee Yemen Ali Abdalla Salah ayaa sheegtay in ay awooda sare ay leeyihiin.    Dagaalyahanada Xuutiyiinta ayaa soo bandhigay muuqaal video ah kaasoo ay ku sheegeen in uu yahay ciidamada kumaandoosta ah ee Xuutiyiinta oo weeraraya saldhig ay ciidamada Sacudigu ku leeyihiin xadka kala qeybiya labada dal.

Muuqaalka ayaa waxaa uu soo bandhigayaa dagaalyahano qabsanaya dhisme dagaal culus kadib isla markaana gubaya gaadiid dagaal hase yeeshee dagaalyahanada ayaa dib u guranaya kadib markii ay diyaaradaha dagaalka ay ku bilaabaan duqeyn cirka ah. 

Bishii July ee sanadkan ayaa dagaalyahano daacad u ah madaxweyne Hadi waxa ay ka saareen dagaalyahanada Xuutiyiinta ee mucaaradka ah magaalada Koofurta ku taal ee Cadan.Qaramada Midoobay ayaa ku tilmaanta dagaalka ka soconaya Yemen in ay ku naf waayeen in kabadan 4,300 oo ruux kuwaasoo kala badh ah dad rayid ah.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories