Wasiirka Waxbarashada Oo Kormeeray Dugsiyada Uu Ka Fulay Mashruuca Maamuldaadajinta Waxbarashada ee Berbera
Berbera(SLpost)-Wasiirka wasaarada waxbashada Faarax Cilmi Geedoole ayaa socdaal indha indhayn ah ku maraaya gobalada uu ka jiro mashruuca maamul daadajinta waxbashada. Waxa uu wasiirku kormeer...
Haamaha shidaalke ee Barbara go’aankeed yaa iska leh
Mooshinkaa goluhu laalayee, guuxa badan keenay Ee laysu gabangaabsadee, goohu dami waayey Xukuumaadda go'aankeeda waa gaylan iyo boobe gurrac iyo maroor bay rabaan inay goostaane Dood loo garaabaa...
Guddoomiye Cirro Oo Sheegay Qoraalkii Madaxweynuu u Soo Gudbiyay In Ay Ku Cadahay Inay Heshiiska Kiraynta Haamaha Ay Galeen
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa difaacay mooshinkii uu galahu ku laalay kiraynta haamaha shidaalka, waxaanu sheegay in madaxweynuu qoraalka uu u soo...
Austria oo Xadka u Furtay Muhaajiriinta
Austria(Slpost)-Dowladda Austria ayaa sheegtay inay Germany ku heshiiyeen inay xadka u furaan muhaajiriinta ka imanaya dalka Hungary. Werner Faymann, hoggaamiyaha Austria ayaa war saxaafadeed uu...
“Amaanka Halkan Ka Jira Waan Layaabay Waxaabad Moodaa Khiyaali…Dunida Kama Dhacdo Lacag Cidla Taala Oo Aan La Taabanayan.” Sh Keenyaawi iyo Hargeysa
“Amaanka Halkan Ka Jira Waan Layaabay Waxaabad Moodaa Khiyaali...Dunida Kama Dhacdo Lacag Cidla Taala Oo Aan La Taabanayan.” Sh Keenyaawi iyo Hargeysa Halkan Ka Daawo https://youtu.be/z9KxozQXW14
Bal tusaale ahaan ka soo qaad
Labadeenna ayaa la inagu casuumay xaflad aroos oo ka dhici doonta mid ka mid ah hudheellada ugu waawayn magaaladii aynu deggenayn. Waynagan u diyaar...
SOO QALIN JABISEE MAXAAD QABAN !!?
Waa ayaan ayaamaha ka mid ah waana maaalin lawada faraxsanyahay Haa dadku waxay wada xidhanyihiin dhar quruxbadan maasha allah maxaa yeelay waa qalin jabintii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

