HomeGuddoomiye Cirro Oo Sheegay Qoraalkii Madaxweynuu u Soo Gudbiyay In Ay Ku...

Guddoomiye Cirro Oo Sheegay Qoraalkii Madaxweynuu u Soo Gudbiyay In Ay Ku Cadahay Inay Heshiiska Kiraynta Haamaha Ay Galeen

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa difaacay mooshinkii uu galahu ku laalay kiraynta haamaha shidaalka, waxaanu sheegay in madaxweynuu qoraalka uu u soo gudbiyay ay ku cadahay inay galeen heshiis aan dhamaystirnayan.

waxa uu guddoomiye Cirro mar kale ku celiyay in galahu uu ka fadhiisan doono arintan, waxaanu sidaas u sheegay mar laanta Afka Soomaaliga ee BBC ay waraysi ka qaaday, waxaana hadaladiisa ka mid ahaa “Waxa ku qoran Qodob tilmaamay Madaxwaynu waxa uu soo celin karaa mashruuc sharci,hadii uu ku qanci waayo 21maalmood gudahood,hasayeshee dastuurka kuma qorna kumana xusna go’aan gole inuu madaxwaynahu soo celin karo,qodobka 12tobnaad farqado badan ayuu ka kooban yahay,taas madaxwaynu cuskaday waa qodob jira in ay kirayn karaa,laakiin sida sharciga ah ayay u kirayn karaan.”

intaas waxa uu ku daray cabdiraxmaan ciro.”Farqad kale oo xeerkaasi ka mid ahi waa farqada shanaade waxa ay tilmaamaysaa hadii lawareejinayo hanti am la isticmaalayo waa in loo maraa xeer taas horena waxa ay sheegaysaa in xeer loo maro,Farqada 2aad ee madaxwaynahu cuskaday isla xeerkaasi waxa ay tilmaamysaa waa qodobka 12tobnaade waxa ay tilmaamaysaa in masuuliyada ilaalintu saran tahay xukuumada iyo shacabkaba. Sidaas daraadeed waxa muhiim ah  marka Hore in Ay Xukuumadu Ama Madaxwaynahu Soo sameeyaan  Xeerkii Hantida Qaranka Si loo fuliyo Qodobada Dastuurka ku jira,waxaanu leenahay tartan furan haloo maro Xeerkii Xukuumadu Hasoo samayso,Sidaas aynu dastuurka ku waafajino.”

Cirro waxa uu sheegay in heshiiska badh ay xukuumadu gashay sida uu madaxweynuu qoraalkiisa ku sheegay.”Madaxwaynahu waa uu sheegay waxaana uu yidhi heshiisku madhamaystirna,markaas in ay heshiis galeen waa uu sheegay,markaas Warqadiisana way ku caday inuu heshiis jiray.

Guddoomiye Cirro waxa uu iska fogeeyay in xisbigiisa Waddani uu arinta ka soo shaqeeyay“Arintaasi waxba Kama jiraan Go’aan Golahu ku midaysan yahay Ayuu ahaa Shan iyo Konto Mudane ayaa jiray inta Badani kulmiye ayay ahayd inta Codaysay Kulmiye ayaa u badnaa,lakiin Go’aan uu golahu ku qaybsanaa muujirin Axsaabtna ugu qaybsanaa.”

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories