HomeSOO QALIN JABISEE MAXAAD QABAN !!?

SOO QALIN JABISEE MAXAAD QABAN !!?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waa  ayaan ayaamaha ka mid ah waana  maaalin lawada faraxsanyahay Haa dadku waxay wada xidhanyihiin dhar quruxbadan maasha allah maxaa yeelay waa qalin  jabintii dufcadii 2015 ee jaamacadaha ka soo baxay waa maalin ku wayn arday kasta noloshiisana ka tilmaaman oo ka tirsan  waa maalin cad ceedi soo baxdo maaalintii ugu farxada iyo faanka badnayd waxaa maraya  meesha waalid faraxsan oo fadalka tuuraya si uu uga  garab muuqdo ilmihiisa farxada awgeed waliba waalidku wuxuu xidhanyahy dhar, dharka ugu fiicanoof caleek waa la sacabo tumayaaa  dumarkuna mashxarad ayay gaw kaga siinayaan ,woow cameradaha meesha yaacaya tiro maleh  TV iyo saxaafada way hadal daysay  meesha quruxda ka muuqata iyo sida loosharaxay kaalay arag indhahaaba ku doogsada , waxaa la sugaaba wa madaxwaynii iyo wasiiradiisii talaw maxay wadan ?  marqudhaa la yidhi wa madaxwaynihii ! sacab ayaa is qabsaday wuuba iska muraaqooday anigu maan garan waxa loogu sacabiyee ! sacabaaba lagu fadhiisiye maxaa indho faraxsan halkaa soo fadhiya ilaahay amarkii , maxaa arday mustaqbal ifaya sugaya soo eegaya maxaad arday shaqadoon indho farxada leh ku eegaya ,

wa la khudbeeyay madaxwaynuhuna waa hadlay “wan idiinku hambalyaynaya sided u soo qalin jabiseen dalkiinad wax u barateen halkaa ka sii wada Ha niyad jabina DALKIINA NIMCAA FADHIDA “Yaab  ii  wad sheekada  wasiiradu kadaalik sida madaxwaynaha ayay afmadhan meesha la yimadeen

Lakala dareer oo rucub rucub iyo koox koox meesha looga bax siilanyana isagoo la ilaalinayo meesha laga saar arday kastaana ka bax meesha  isagoo warqadii uu ku shaqo tagaayay haysta

waa kaa suuqi shaqada u baxay :

Maalin labaaadi qalin jabinta waxaa banaanatay wakhtigii jaamacada waakaa fakaray ardaygii lagu soo tabcaayay  shaqo uu doonto mahayo ,  cid meel gaysa ma hayo isaga aqoontiisa waxa ka horeeya ina suldan iyo ina caaqil qabyaalada lagu keenay  aya ka horaysa ala yaaaaaab badanaa waliba amakaagsanaa ha socota,waa kaa meel uu u dhaqaaao waayay ee magaaladii so eegtay waa kaaa magaaladu isku soo tilmaamtay ee la isku sheeegay e la yidhi ninki jaamacada ka baxay maqaaaxi hebla ayuunbuu fadhiyaa Alaa qadhaadha SHAQO laantu !

Haa wali rajo ayuu leeyahay waa kaa shaqo doontay wasaaradihi ayuu ku kalahay CV ayuu gaystay waa laga qabtayba midbaa dhagta ugu yara sheegay markuu soo baxayay Horta ma suldaan ayaa ka so horeeyay la isma shaqaysiiyo ilaa cidi kaa so horaysee ….maya walaal cidi igamay so horayn ayuu uugu jaawaby inankii aya ku yidhi war ani mid suldaana ayaa meesh ii baneeyay ee haku habsaamin !

Waa kaa magaaladi Indho murugo leh ku eegay ee ku fiiriyay waa soo toosa dee ma cadceeda dhacaysa iyo ta soo baxaysaa shaqo u noqon  kaga daranta wuuba ku busaaradooday ninkii dhamaa ee jaamacada dhameeyay koobka shaaha ah ii shub ayuuba bilaabay cajab !

Maxaad sugasaa sawkaaa jidkii rajada maray sawkii safarka dheer u diyar garoobay sawkii socday ee socdaalay sawkaaa habartaa haku tabato yidhi sawkaa wax isku geegeeyay ee ilaa ADDIS  ku jeexay sawtaa muxawil inta lagu qaaday ilaa suudan tagay  markuuu halkaa maray ayaa iigu danbaysay .

Shaqo la,aanta taagan xukumaada umada lacagta ku dulcunaysa e waliba taajirtay ayaa ka masuula  madaxwaynaha Somaliland siilanyo aya maalinta qiyaaamaha la waydiinaya umada lacagteedii xageed gatsay iyo intuu cago ku qaaato talaw maxa ku jawaabi !!!

Waan idiin hambalyanyaa  waxaa dhaanta adoo yidhaa madaxwayne 100 arday ayaan shaqasiinaya ee caqli hala keeeno siyaasad cad hala dajiyo oo hala habeeyo hadii kale mudaharaad salmi ayaanu dhigi

Madaxwayne adaa dalka hogaamiya oo horseeda ee  ardayda shaqo la,aaantu hayso adaa ka masuula ee shaqo geee oo shaqo abuur sameee hadii kale way kaa tahriibi ka dibna Somaliland ma lagu noola ayad odhani !

Mukhtar bukhaari

Barta arimaha bulshada

Jamacada admas

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories