Ururka Al-shabaab Oo Afar Qof Dil Ku Fuliyay
Bu’aale(SLpost)-Al-Shabaab ayaa shalay galab fagaare ku yaal degmada Bu’aale ee Gobolka Jubadda Dhexe ku toogatay afar ruux oo ay ku eedeeyeen inay qaarkood jaajuus...
“Xeerkii Naloo Ansixiyay Waxa Uu Noqday Xeer Aan Awoodo Badan Lahayn.”Guddoomiyaha Hay’adda Maamul Wanaaga
Hargaysa(SLpost)-Guddoomiyaha Hay’adda Maamul Wanaaga iyo La dagaalanka Musuq-maasuqa Somaliland Axmed Muxumed Madar ayaa shaaca ka qaaday in guud ahaanba maamulka ha’yadaha dawliga ah ee...
Lacag xawaaladdii Qaran u taalay Maxkamadda Gobolka hargeysa oo la Lunsaday iyo qof u xidhan
Hargeysa(SLpost) Xawaaladdii Qaran ee albaabada loo laabay ayaa sahayatay qaar ka mid ah garsorayaashii Maxkamadda Gobolka Hargeysa ee dhawaan la eryey, kadib markii guddida...
Talooyin Fudud Oo Kaa Caawinaya In Aad Dheerayso Cimriga Baytariga Talefankaaga Casriga Ah
London (SLpost)- Mushkiladda ugu weyn ee ay si midaysan uga cawdaan inta badan ee dadka isticmaala talefannada casriga ahi waa dabka baytariga iyo in...
Komishanka Doorashooyinka oo Maxkamadda sare u gudbiyey jawaab Celin iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ka sugaya warqadii uu ku muddayn lahaa Doorashooyinka
Hargeysa(SLpost) Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka ka sugaya warqadii ay ku soo cayimi lahaayeen wakhtiga Doorashooyinka Madaxtinimada iyo Wakiiladda ee ay dhawaan...
Ordigan Oo Ka Ilmeeyay Wiilkii Yaraa Ee Badiisa Ku Soo Caariday Isaga Oo Mayd ah
Turky(SLpost)-Madaxeynaha Turkiga Ordigan Oo Ka Ilmeeyay Wiilkii Yaraa Ee Badiisa Ku Soo Caariday Isaga Oo Mayd ah. https://youtu.be/B9ZRE1XJ3sE
Wasaarada Arimaha Dibada Oo Beenisay In Imaaraadku Aqbalay Baasaboorka Somaliland
Hargeysa(SLpost)-Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, ayaa beenisay warar ku saabsan in dawladda Imaaraadka carabtu aqbashay baasaboorka Somaliland. Wasaaradda ayaa sheegaysa inuu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

