Dawlada Itoobiya Oo 75 Dhalinyaro Tahriibayaal Ah Ku Soo Wareejisay Somaliland
Wajaale(SLpost)-Dawlada Itoobiya ayaa gacanta u soo galisay Somaliland 75 dhalinyaro Tahriibayaal ah oo laga soo qabqabtay xadka u dhaxeeya Itoobiya iyo Suudaan, Tahriibayaashan ayaa...
Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir
Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir (1942kii - 2015ka) “Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,” Tuduc aan ka dheegay maansada...
Somaliya Oo Shirkada Spectrum Heshiis Kula Gashay Sahaminta Shidaalka Bada
Somaliya(SLpost)-Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee dawladda Soomaaliya, ayaa maanta heshiis ku salaysan sahanka shidaalka ee badda Soomaaliya kula gashay shirkad la yiraahdo Spectrum magaalada...
Lixdan askar UAE iyo Sacuudi oo la dilay
Yaman(SLpost)-Waxaa hadda soo baxay weerar ay mucaaradka Xuutiga qaadeen inay ku dileen lixdan ka mid ah ciidamada isbahaysiga ee uu Sacuudiga hogaaminayo. Sacuudiga ayaa sheegay...
Dhammaan Dadkani waxay Hambalyo u dirayaan Meherka Mustafe Maxamed Nuur (Dheereeye) iyo Istaahil Daahir Nuur (SAWIRRO)
Khadar Maxamed Cakulle, Xasan Maxamed Jaamac (Panorama), Madar Cabdi Axmed, Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale), Ibraahin Axmed Maxamed (Ibraahim Shiine), Khadar Iid Kaariye, Maxamuud Cali Maxamed...
Marwada koowaad Amina Weris Sheekh Maxamed Jirde maxaa loogu doortay Wakiilka CARMMA? muxuuse CARMMA yahay?
Haween weynaha Somaliland oo nasiib u yeeshay in Marwada qaranku u noqoto Wakiilka la dagaalkan Dhimashada ama Umul raaca hooyada iyo dhalaanka (Iyadoo Geeridu...
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Sheegay In Codkooda Iib Lagu Doonayo
Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog ayaa sheegay in xildhibaanada golaha wakiiladu ay maalmihii ugu danbeeyay ka fadhiyiwaayeen shaqsiyaad lacag la wareegaya oo uu ku eedeeyay inay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

