Sidee Guusha Dhabta ah Loo gaadhaa Sh.Almis
Hargeysa(SLpost)-Sheekh Almis Yaxya ayaa halkan inooga soo jeedin doona sida loogu guulaysto guusha aduunka iyo mida aakhiro ee aadamuhu uu u heelan yahay inuu...
Farshaxan Hindi Ah Oo Sameeyay Taalo Lagu Xasuusto Wiilkii Yaraa Ee MaydKiisu Soo Caariday
Farshaxankan ayaa sawirkan uu aadka u qurxiyay waxa uu ka sameeyay xeebta Peru oo ku taala dalka hidiya si loogu xasuusto murugada qaxoontiga dunidu...
Shan sanno Kadib Madaxweyne Siilaanyo Oo Dib u Dhisanaya Gurigiisii Hore
Hargeysa(SLpost)- Gurigii uu ku lahaa madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo magaaladda Hargeysa ayaa haatan lagu bilaabay burburin si dib looga dhiso halkaas guri casri ah. Madaxeyne...
Jarmalka iyo Austria oo soo dhaweeyay qaxootiga
EU((SLpost)-Jarmalka iyo Austria waxa ay qaabileen kumannaan qof oo muhaajiriin ah oo ka tagay dalka Hungary kaddib markii maalmo ay halkaasi ku xayirnaayeen. Kaddib...
Saxarraha Ayuu Ku Dhintay…!! W/Q: Mohamed Hassan Daacad
----------------------------------------------------------------------------------------- Waa 20 jir aan facii dhaafin,mana arkin intii nolashiisa soo martay dhib,kadeed iyo darxumo sabab u noqota inuu raadiyo nolol tan uu maanta ku...
Maraykanka Oo Ruushka Uga Digay Hubaynta Maamulka Asad
US(SLPost)-Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka John Kerry, ayaa telefoonka kula hadlay dhigiisa Ruushka Sergei Lavrov, si uu ugu muujiyo walaaca uu ka qabo warar sheegaya...
Cuntooyinka Shiilan Iyo Hilibka Xoolaha ee Solayga Ahi Waxa Ay Qofka Ku Keeni Karaan Wadne Xanuun
Cilmibaadhis cusub oo lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in dadka jecel cunitaanka cuntooyinka shiilan iyo hilibka solayga ah oo ay ku cabbaan sharaab...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

