Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Oo Soo Indha Indheeyay Xaalada Xabsiga Burco

Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Oo Soo Indha Indheeyay Xaalada Xabsiga Burco https://youtu.be/hIAJFgEgn8Y

Burcooy ma nabad baa?

  Nimaan dhul marini, dhaayo la’. Waxa aan maqaalkan kaga hadli doona wixii aan ku soo arkay mudaddii labada cisho ahayd ee aan tagay magaalo madaxa...

XAALADA WADANKA SYRIA OO LAGU GUULDARAYSTAY

    Syria waa wadan kuyaala Bariga dhexe ee carabta waana wadan taarikh fiican kuleh Islamka siiba dhica dhul ahaan oo waxaa la yidhaahda Shaam   wadankan...

U BANEEYA, SUCAAD GABAYDO, HA BURAANBURTEE BAL!!!

  "Naayaadhaheen, Sacabka tuma la idin sii qaadye!!!) -Naa ha na habaarin farihiibaa na casaaday'e Dumarku ma dhegaystaan Hadalka Fagaaraha ay siyaasiyiintu ka jeediyaan ee sacabka ayuun...

Fayasal Cali Waraabe oo Go’aanka Wakiilada Ee Madaxweynuu Ku Soo Celiyay Ku Tilmaamay In Dawladnimada Lagu Ciyaarayo

  Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe, ayaa wax la’ala yaabay ku tilmaamay in madaxweynuu uu ku celiyo golaha wakiilada go’aan ay...

Wasiir Qorshaynta Somaliland Oo Sheegay In 90% Wax-Soo-Saarkii Beeraha Ee Sannadkan Ay Abaaruhu Baajiyeen

Hargeysa (SLpost) Wasiirka Qorshaynta Qaranka ee Somaliland Md. Sacad Cali Shire oo dhowaan u waramay wakaaladda wararka dalka Turkiga ee Anadolu ayaa sheegay in...

“Sadexdii bilood ee ugu danbeeyay boqol shil ayaa dhacay, waxa ku dhintay 18 qof waxaana ku dhaawacmay 85 ruux oo kale…” Taliye Fadal

Hargeysa(SLpost)-Khasaaraha shilalka gaadiidku ay gaystaan ayaa aad u sareeya Somaliland, waxa uu taliyaha booliska Cabdilaahi Fadal uu sheegay sadexdii bilood ee ugu danbeeyay oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img