HomeJarmalka iyo Austria oo soo dhaweeyay qaxootiga

Jarmalka iyo Austria oo soo dhaweeyay qaxootiga

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

150901155031_migrants__budapest_624x351_getty_nocredit 150905090738_migrants_eu_syria_512x288_bbc_nocredit

 

EU((SLpost)-Jarmalka iyo Austria waxa ay qaabileen kumannaan qof oo muhaajiriin ah oo ka tagay dalka Hungary kaddib markii maalmo ay halkaasi ku xayirnaayeen.

Kaddib markii dad iskood isu abaabulay ay xuduudda ku soo dhaweeyeen waxa ay toos u aadeen caasimadda Vienna iyo magaalada Munich ee koofurta Jarmalka.

Jarmalka ayaa si rasmi ah usoo dhaweeyay qaxootiga dalkaasi gaaray, waxaana xalay goob tareennada laga raaco oo ku taalla magaalada Munich soo dhaweyn ballaaran loogu sameeyay qaxooti halkaasi gaaray.

 

Wasiirka arrimaha bulshada ee gobolka Bavaria ee Jarmalka, Emilia Mueller, oo warbaahinta kula hadashay magaalada Munich, ayaa sheegtay in xaaladda ay hadda tahay sidii ay rajeynayeen.

Boqolaal qaaxoti dheeraad ah ayaa maanta la filayaa in ay gaaraan Jarmalka.

Xukuumadda Berlin ayaa sheegtay in dabcinta ay ku sameysay sharciga muhaajiriinta ee u yaalla Midowga Yurub, ay gacan ka geystay ka hortaga xiisad bani’aadannimo oo ka dhacda soohdinta ay wadaagaan dalalka Hungary iyo Austria.

 

Hogaamiyaha Jarmalka Angela Merkel ayaa lagu wadaa in ay maanta kulan la yeelato xisbiyada ay dowlad wadaaga yihiin, si ay uga shiraan qorshaheedda ay uga jawaab celineyso arrinta qaxootiga.

Dhanka kale, ra’iisul wasaaraha Finland, Juha Sipila, ayaa BBC-da u sheegay in uu go’aansaday in gurigiisa gaarka ah uu kusoo dhaweeyo dad muhaajiriin ah.Waxa uu sheegay inuu rajeynayo in shacabka dalkiisa ay arrintaa kaga dayan doonaan.

Jawaab celinta Yurub ee ku aaddan xiisadda ka dhalatay muhaajiriinta ayaan mideysneyn, walow in ka badan 350,000 oo muhaajiriin ah ay sanadkan oo keliya gaareen gudaha Yurub.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories