Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Xaaji Cabdi Waraabe Oo Xukuumada Ku Taageeray Wareejinta Haamaha Shidaalka

    Hargeysa(SLpost)-Xaaji Cabdikariin Xuseen (Xaaji Cabdiwaraabe), ayaa taageero u muujiyay in haamaha shidaalka ay xukuumadu ku wareejiso ganacsatada Somaliland. Waxa uu Xaaji Cabdi Waraabe sheegay in...

Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Sawirada Weerarkii Janaale Ee Ciidamada AMISOM Ay Ku Laysay

  Muqdisho(SLpost)-Al-shabaab ayaa soo Bandhigtay Maanta SAWIRRO Muujinaya Weerarkii ay 01-dii bishan September ku Qaadday Saldhig Ciidanka AMISOM ku leeyihiin deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada...

Tartankii Is Reebraabka Ciyaaraha Gobalada Somaliland Oo Maalmo Dib Loo Dhigay

  Hargeysa(SLpost)-Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Axmed Cabdi ayaa ku dhawaaqay in tartankii is reerbreebka gobalada dalku uu mudo toban maalmood ah u baaqday badhasaabada...

Daraasad Cusub oo Sheegaysa In Gabawga Qofka Dhiigiisa Laga Ogaan Doono

UK(SLpost)-Saynisyahanno ku sugan magaalada London, ayaa soo saaray tijaabo cusub oo dhiigga la baadhayo, taasoo go'aan ka gaadhi karta in qofku da'diisu degdegayso iyo...

Khilaafkii Shirgudoonka Golaha Wakiilada Oo Dib U Istaadhmay iyo Eedaymaha Ay Isku Jeediyeen Labada Dhinac

  Hargeysa(SLpost)-Waxa dib u qarxay khilaafkii ka dhextaagnaan jiray shirgudaanka golaha wakiilada Somaliland, labada gudoomiye ku xigeen ayaa gudoomiyaha ku eedeeyay inuu sharciga baal maray...

Guddoomiye Cirro Oo Sheegay In Madaxweynaha uu Ku Ceyiy Warqadii Uu Doonayay Inuu Isku Hortaago Go’aankii Golahu Ka Gaadhay Haamaha Shidaalka

  Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa si rasmi ah u sheegay in madaxweynaha uu ku celiyay in aanu awood u lahayn inuu is...

Shirkii Baligacad Uga Socday Cali Khaliif iyo Kooxdiisa Oo La Filaaya Inay Go’aamo Ka Soo Baxaan

  Baligacad(SLpost)-Shirkii Khaatumo uga Socday tuulada Baligacad ayaa ku dhaw gabogabo waxaana la filayaa inay ka soo baxaan go’aanadii loo qabtay shirkaasi inay ka soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img