HomeShirkii Baligacad Uga Socday Cali Khaliif iyo Kooxdiisa Oo La Filaaya Inay...

Shirkii Baligacad Uga Socday Cali Khaliif iyo Kooxdiisa Oo La Filaaya Inay Go’aamo Ka Soo Baxaan

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Baligacad(SLpost)-Shirkii Khaatumo uga Socday tuulada Baligacad ayaa ku dhaw gabogabo waxaana la filayaa inay ka soo baxaan go’aanadii loo qabtay shirkaasi inay ka soo baxaan.

Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay shirkaas iyo waxay ka doonayaan isaga oo ku cawday inay nabad ilaalin doonaan, waxaana hadalkiisa ka mid ah “Waxaanu shirkan rajaynaynaa inay ka soo baxaan go’aano dadka Khaatumo oo dhibaatooyin Somaliya aan meelkale ka taagnayan ay haystaan, dhibaatooyinkaas oo ay dad Soomaaliyeed oo daris ay la yihiin ay ku hayaan, waxaanu rajaynaynaa in go’aano wax ku ool ah ay shirkan ka soo bixi doonaan, waxa ugu roon arinka nabada, mana aha Khaatumo gudaheeda ee umadda dariska la’la yahay, geeska Afrika la’la leeyahay iyo Afrikoo dhanba oo ay fidnooyin ka socdaan.”

Inta badan shirarka noocan ah ee uu qabto Cali Khaliif Galaydh ayaa u badan ku deegaanadaas ku keena xasilooni daro iyo dagaalo, waxaana waktigan loo dheg taagayaa go’aanada ka soo baxa shirkaas.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories