Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Waayeelkii Tahriibay!

Goobtu waa Dhagaxbuur, waa meherad lagu qaxweeyo waxaanu ku fadhinay toboneeyo nin oo isugu jira Dhalinyaro iyo rag waayeel ah. Intayaduba waxaanu lafa guraynay...

Haweeenay Falastiiniyad ah Oo U Dhimatay Dabkii Ka Soo Gaadhay Yuhuud Xagjir Ah

  Falastiin(SLpost)-Haweeney Falastiin u dhalatay ayaa u dhimatay dhaawac ka soo gaaray dab bishii July ay sidoo kale u dhinteen Seygeeda iyo wiilkeeda. Riham Dawabsha waxaa...

ISHA QARSOON (IQ): HUDDISA IYO HARGEYSA MAXAY ISKA OG YIHIIN?

  Hargeysa waa barwaaqo sooran: Caasimadda dalku wax walba iyo cid walba way liqday. Hantidii qaranka ee guud iyadaa calool lagu rido u noqotay. Miisaaniyadda dalka,...

Waa Suurtogal In Mustaqbalka Ay DAACISH Kursi Ku Yeelato Qaramada Midoobey

Baqdaad (SLpost)- “Waxaa maalinba maalinta ka dambaysa dunida ku soo badanaya doodda iyo murannada la xidhiidha koritaanka awoodda ururka la baxay dawladda Islaamiga ah...

Madaxweyne Siilaanyo Dalka Imaaraadka Ka Tacsiyeeyay Askartii Xuutiyiintu Ka Laayeen

TACSI MADAXWEYNE - 06/09/2015 IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo ku hadlaaya magaciisa iyo kan shacbiga Somaliland waxa...

Diyaaradaha UAE oo weerar qaaday

UAE(SLpost)-Diyaaradaha dagaalka ee UAE ayaa bilaabay weerar ay ku beegsanayaan mucaaradka Xuutiga ee Yemen. Weerarka ayaa yimid maalmo kadib, markii afartan iyo shan askari oo...

Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Jigjiga Shir Kula Leh Itoobiya

Hargeysa(SLpost)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo wasiirka arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda Jigjiga halkaas oo kulan ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img