Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Al-shabaab oo Sheegatay Inay Hayaan Ciidamo Maxaabiis Ah Oo Ugandha U Dhalatay

  Somaliya(SLpost)-Ururka Alshabaab waxa ay sheegeysaa inay haystaan “Maxaabiis Ugandha u dhashay oo ay qabsadeen intuu socday weerarkii isbuucii hore ay ku qaadeen fariisinta AMISON...

Ciidamada Turkiga Oo Ciraaq Galay iyo Rabshado Lagu Diidan Yahay Xisbiga Kurdiga Taageera Oo Dalkaas Ka Abuurmay

  Turky(SLpost)-Miltariga Turkiga ayaa dhinaca dhulka ku galay waqooyiga Ciraaq Talaadadii shalay, markii ugu horeysay tan iyo sanadkii 2011kii, iyagoo fulinayay howlgal ay saraakiisha Turkigu...

UN oo sheegtay in muhaajiriinta ay Yurub qaadi karto

EU(SLpost)-Hay’adda UNHCR ayaa waxa ay sheegtay in dalka Hungary uu filayo in qiyaastii 40 kun oo muhaajiriin ah inay gaaraan dhammaadka Isbuucan. Xiriiriyaha UNHCR ee...

Nayroobi Oo Lagu Qabtay Sadex Qof Oo Waxyaabaha Qarxa Suuq La Galay

  Kiniya(SLpost)-Saddex qof ayaa lagu xidhay magaalada Nairobi ee Kenya kadib markii nin uu isku dayay inuu la soo galo waxyaabaha qarxa xarun dukaamo. Ilaalada xarunta...

Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Safiirka Jabuuti U Jooga Masar oo Somaliland Ku Sugnaa Maalmii U Danbeeyay

Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo  waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley  Safiir ku Xigeenka Masar u Fadhiya dalka aynu deriska nahay ee Jamhuuriyada...

Wakiilka Somaliland Iyo Somaliya Ee Qaramada Midoobay Oo La Kulmay Madaxwayne Siilaanyo

Wakiilka Somaliland Iyo Somaliya Ee Qaramada Midoobay Oo La Kulmay Madaxwayne Siilaanyo https://youtu.be/XBdk4Nsy0Us

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo ka Hadlay Isbadal Gun Iyo Baar Ah Oo ay Sameeyeen Shacbigana Ugu Baaqay Inay Laaluushka Joojiyaan Si Cadaalad Loo Helo

  Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali ayaa ka hadlay isbadal gun iyo baar ah oo ay ku sameeyeen bahada garsoorka, xafiisyo ay soo kordhiyeen...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img