Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

QALINJABINTII QOOMAMADA LAHAYD !

Waxa lagu jiraa bishii September oo ah bisha sagaalaad ee sanadka oo ah wakhtiga ay dib u furmaan dugsiyada dowlada iyo Jaamacaduhu, September waa...

Xukuumada Somaliland Awood Sharci bay U Leedahay Wareejinta Kiraynta Hantida Qaranka

Somaliland oo maanta 25 jirsatay  waxay leedahay awoodaha sharci kuwaas oo  inoo ah marjac aynu  u noqono islamarkaana aynu ku dhaqano , dastuurkeena waxaa...

Maxaa laga ogyahay Abaarta Jaabiri ee sixirka xoolaha oo saamayn taban ku noqotey Xoolo dhaqatada iyo Ganacsatadii Jeeblayaasha ahaa?

Xoolaha nool ee dalkeenu waa Tiirarka ugu muhiimsan, ee dhaqaalaheenu ku tiirsanyahay.Waa wax soo saarka kaliya ee dibad inooga dhoofa ee aan ku kala...

WAXA HOOG U SUGNAADAY CIDDA DULMI XAMBAARTA

Maanta waxyar aynu ka yara naso dhankii siyaasada taa baddalkeeda haynu kayara sheekayno,dulmiga iyo xumaanta uu leeyahay. Sida aynu ognahay dulmigu waa wax aad u...

Guddoomiye Cirro iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Boorama U Safray

  Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxaan Cirro oo ay waheliyaan xildhibaanada golaha wakiilada ee xisbiga Waddani ayaa saaka u...

“Hargeysaay Waad Hurudaa, Berbera Weerar Xun Ayaa Lagu Hayaa, Dalkana Wax Ka Nool Xildhibaanada Halkan Fadhiya [Waddani] Hubkay Haystaana Waa Shacabka”Siciid Cilmi Rooble

Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, oo ka tirsan xildhibaanada golaha wakiilada ee xisbiga Waddani ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay taageeraan xildhibaanada reer Waddani ee...

Maxkamada Sare Oo Ku Dhawaaqday Inay Ka Garnaqayso Heesaha,Buugta iyo Magacyada Lakala Xado

  Hargeysa(SLpost)-Maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa ku dhawaaqday wakhtigan inay diyaar u tahay ka garnaqida fikiradaha,heesaha,buugta iyo magacyada la kala xado. Gudoomiyaha maxkamada sare Aadan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img