Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Taliye Fadal 15 Maalmood U Qabtay In Beersoosha Gaadiidka  Lagaga Furo, Digniina u Diray Tagaasida Tukhaanka Loo Yaqaano

    Hargeysa(SLpost)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa mudo 15 maalmood ah siiyay shacbiga Somaliland inay gaadiidkooda kaga furaan bacda beersoosha la yidhaahdo, waxa...

Ganacsatada Saylac oo ka cabanaya cashuuraha laga qaado shiidaalka ay Yemen geeyaan iyo kuwa Berbera oo sadex jeer laab ka Jaban

  Saylac (SLpost)- Ganacsatada Saylac ka dhoofisa Shiidaalka ayaa cabasho weyn ka muujiyey cashuurta laga qaado shiidaalka ay u dhoofiyaan Yemen, halka ay sheegeen in...

Shirkad Maraykan Ah Oo Laga Kiraynaayo Madaarka Berbera

Hargeysa(SLpost) shirkad laga leeyahay Dalka Maraykanka ayaa lagu waramayaa inay doonayso inay kiraysato madaarka berbera oo ay albaabadu u xidhmeen tan iyo wakhtigii dib...

Wax-qabadka Muddadii Koobnayd ee Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland, Prof Aadan Xaaji Cali oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa ka warbixiyey wax-qabadka u qabsoomay muddo...

Wasaarada Cadaalada Oo Samaysay Siyaasada Xabsi Kaleexinta Caruurta Sharciga Khilaafta

Hargeysa(SLpost)-Wasaarada cadaalada ayaa samaysay siyaasada xabsi ka leexinta caruurta khilaafta sharci taas oo ay ka soo qaybgaleen xeerilaalinta,maxkamadaha,ciidanka asluubta iyo ururada bulshada. https://youtu.be/LSLquj1pgtE

Laba Cabdiraxmaan Iyo Axmed Siilaanyo

Tarikhdu Wa Ma Guurtaan Waa Muraayad Laga Dhex Arko Masuul Kasto Mansab Qaran Lagu Aamino Ama Milgeheeda Ha  Mariyo Ama Mus Ha La Jiidhee....

HESHIISKA HAAMAHA SHIDAALKA BERBERA – DANTA QARANKA & GOBOLKAA KU JIRTA.

Maqaalkan waxan ugu talo galay shicibka reer Somaliland ee beenta looga sheegay heshiiska Shirkadaha muwaadiniintu leedahay ku doonaayaan in dawlada kula galaan Haamaha Shidaalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img