HomeUN oo sheegtay in muhaajiriinta ay Yurub qaadi karto

UN oo sheegtay in muhaajiriinta ay Yurub qaadi karto

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

EU(SLpost)-Hay’adda UNHCR ayaa waxa ay sheegtay in dalka Hungary uu filayo in qiyaastii 40 kun oo muhaajiriin ah inay gaaraan dhammaadka Isbuucan.

Xiriiriyaha UNHCR ee gobolkaasi, Vincent Cochetel, waxa uu maamulka dalka Hungary ku booriyay inay hormariyaan hannaanka diiwaangelinta iyo soo dhaweynta.

150909004913_migrants_624x351_afp_nocredit

Madaxweynaha golaha Midowga Yurub, Jean-Claude Juncker, ayaa dhankiisa la filayaa inuu shaaca ka qaado qorshayaal lagu qeybsado qaxootiga lagulana tacaallayo kuwa cusub ee halkaasi gaaraya.

Madaxa hay’adda Hay’adda qaxootiga u qaabilsan Qaramada midoobey ayaa waxa uu dhankiisa sheegay in dhibaatada qxootiga ‘la maareyn karo’, haddii Midowga Yurub ay xalliyaan waxa uu ku sheegay ‘arrinta aanan shaqeyneyn’ ee ah hanaanka megengelyada.

Asigoo ka hadlaayay shir jaraa’id oo lagu qatay magaalada Paris, madaxa UNHCR, Antonio Guterres waxa uu sheegay haddii hannaanka saxda ah la keeno, in qaaradda Yurub ay si buuxda ugu filan tahay inay qeybsato dadka gaaraya.

Laakiin jawaabta illaa iyo hadda ay Yurub ka bixisay ayuu ku tilmaamay inay mid qasan tahay.

Mr Guterres waxa uu intaa ku daray inuu dalalka ee caalamka ka dalbaday inay sare u qaadaan tirada dadka ay qaabilayaan.

Afhayeen u hadlay aqalka Cad ee Mareykanka, Josh Earnest ayaa dhankiisa waxa uu tilmaamay in Mareykanka uu ka fikiraayo inuu qaado tallaabooyin uu ku caawinaya Yurub, si wax looga qabto dhibaatada qaxootiga.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories