HomeToonta, Baytaraafka Iyo Muusku Waxa Ay Ka Mid Yihiin Cuntooyinka Dalkeenna Laga...

Toonta, Baytaraafka Iyo Muusku Waxa Ay Ka Mid Yihiin Cuntooyinka Dalkeenna Laga Helo Ee Dhiig-karka Dejiya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- In badan ayaa ya haayadda caafimaad adduunka ee WHO ka digtay khatarta uu dhiig karku ku keeni karo wadnaha, xididdada dhiigga, maskaxda iyo kelyaha, waxa aanay ku baaqdaa in la sameeyo wax kasta oo dhiigga kor-u-kiciisa lagu yarayn karo, sida in sigaar cabbista la joojiyo, in qof kastaa uu jimicsi sameeyo, in milixda la iska yareeyo iyo in qofku uu maro nidaam cunto oo caafimaad qaba.

Xeeldheerayaasha caafimaadku waxa ay ku taliyaan in dadka dhiigkarka qaba ay u fiican tahay in ay isticmaalaan cuntooyinka dhiigga dejiya oo caafimaadka uga fiican isticmaalka dawooyinka, cuntooyinka ay sheegeen khubaradu ee dalkeenna laga helana waxaa ka mid ah muuska.

Xeeldheerayaasha caafimaadku waxa ay xaqiijiyeen in muusku uu qani ku yahay maadadda Potassium oo ka masuul ah shaqada wadnaha, isla markaana kaalin mug leh ka qaadata nidaaminta cadaadiska dhiigga, sidaa awgeed waa ay ku taliyeen in qofka dhiigkarka lihi caado ka dhigto in uu maalin kasta cuno laba xabbo oo muus ah, taas oo marka uu toddobaad keliya si joogto ah u wado uu arki doono dhiiggiisa oo boqolkiiba 10 hoos u dhacay.

Picture113-300x188

Beetaraafka:

Cilmibaadhis lagu sameeyey dalka Ingiriiska ayaa daahfurtay in maadadda Nitrate oo ku jirta Baytaraafku ay dejiso dhiigkarka, oo weliba hal saac oo keliya marka uu qofku cuno laga dareemo in dhiiggii ay dejisay, afar iyo labaatanka saac ee xigana ay dhiiggia kicitaanka ka ilaaliso.

Toontu: Xeeldheerayaasha daraaseeya faa’idooyinka caafimaad ee cuntadu waxa ay sheegeen in toontu ay ilaaliso caafimaadka wadnaha, caawisana in heerka dufanka dhiiggu (Kalastarool) hoos u dhaco, isla markaana ka hortagto xinjirowga dhiigga oo sababa wadne istaagga iyo dhiig-furanka maskaxda. Khubaradu waxa ay sheegeen in qofka oo maalin kasta cuna laba laagood oo toon ah maalin kasta ay aad u dejiso dhiig-kara, si weyna kor ugu qaaddo caafimaadka iyo bad-qabka wadnaha.

Xigasho Geeska Afrika

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories