Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Saynab Cige iyo Heesta Walee aniga caashaqu wahelkayga weeyaan

Halkan hoose ka daawo Heesta Walee aniga cashaqu wahelkayga weeyaan, oo ay cidkeeda tolmoon inoogu qaadi doonto fanaanada Saynab Cige. https://youtu.be/zIu3V4SBhNE

Gorfeynta Buugga “Hagar laawe”

Diiwaanka suugaantii (AHN) Abwaankii Maxamed Xaashi dhamac “Gaarriye.” Taariikhdii la daabacay August, 2013 - Madbacadda daabacday Sagal Jet.      “Qalin Maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim;...

Miyaad Ka Khajishaa Inad Dad Badan Isasoo Hortaagto, oo ad Hadal U Jeediso?

  Haddii jawaabtaadu maya tahay, waxbaa kuu dhiman!!!!! .Qof walba 2 miridh ayaa la siiyey, oo la yidhi iska sheekee. Intii ay dadka kale hadlayeen aniga...

“Hanti Ummadeed oo Qiimaheedu Yahay $240 Milyan Lama Arag Adduunka Xukuumad ku Wareejisa $11 milyan” Musharax Jamaal

  Hargeysa (SLpost)- Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Mr. Jamaal Cali Xuseen, ayaa qiimayn ku sameeyey hantida ay ku fadhiyaan Haamaha Kaydka Shidaalka ee magaalada...

Mooshinka Haamaha Shidaalka iyo Sawir Gacmeedka Amiin Caamir

Hargeysa(SLpost)-Farshaxanka amiin caamir ayaa sawir gacmeed ku muujiyay mooshinka haamaha shidaalka oo golaha wakiilada mar kale la doonayo in la horkeeno, waxaanad sawirka ku...

Tanna ma u soo joogay?!

Muddo ku dhow soddon cisho ayaannu dharaar iyo habeen sugaynaa iyada, subax kasta marka aannu indhaha kala qaadno waxa aan u tagnaa iyaga si...

13 Qof oo u Dhintay Abaaro ka Jira Somaliland

  Hargeysa(SLpost)-llaa 19 hay’adood oo isugu jira kuwo caalami ah iyo ururo samafal ayaa qaylo dhaan ka soo saaray abaaro ka jira Somaliland oo saameeyey...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img