HomeMiyaad Ka Khajishaa Inad Dad Badan Isasoo Hortaagto, oo ad Hadal U...

Miyaad Ka Khajishaa Inad Dad Badan Isasoo Hortaagto, oo ad Hadal U Jeediso?

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Haddii jawaabtaadu maya tahay, waxbaa kuu dhiman!!!!!

.Qof walba 2 miridh ayaa la siiyey, oo la yidhi iska sheekee. Intii ay dadka kale hadlayeen aniga wadnaha ayaa i sii boodboodayey, oo waxa an lahaa maxaad sheegtaa. Dadkan ajinabiga u badan ee ingiriisiga ku wada hadlayaa, bilaa waxa ad sheegto la quudhsadaa oo hoosta lagaa xantaa.

Meesha lagu shirayo AC ayaa ku shidan oo waa qabow, balse anigu waan dhididey. Wixii horeba waan ilooboo, waxan ka fikirayey dadku wey kuwada arkayaan inad dhididsantahay oo ad khajilsantahay. Waxan ku hadley maba xusuusan ee wuxuun baan idhi. Taasi waa maalintii iigu horeysey ee an shaqada sare bilaabo oo an ka qeyb galey shir miis ay fadhiyaan ilaa 30 qof.

12032346_10208095213247364_1147061495_n

.Khajilaadu waa wax qof kasta ku abuuran oo qabsata. Haddad ka khajisho inad dad ka hor hadasho, ama ad ka khajisho inad dad badan isasoo hortaagto oo ad hadal u jeediso, waa wax caadi ah oo qeyrkaa kula qabo. Xataa waxa dhici karta, inad ka khajisho inad hablaha la hadasho, waa haddaad wiil tahay ama ay gabadhu ka khajisho iney will la hadasho oo ay is tidhaa tolow halkee ayaad hadalka ka bilowdaa.

.Waxa jira nooc kale oo khajilaad ah, balse huruuf iyo canaad u shaqeeya. Dad waxa jira iyagu aan kicin oo an wax sheegin, balse qofka isku daya inu dhiirado hoosta uuga gunuunuca oo yidha, kan yaa yidhaa iska fadhiiso iyo taasi waa istusad. Waa nooca dadka uun ka dhex guuxa ee aan inta ay toos u soo baxaan, hadalkooda dhiiban karin. Qofkaasi geesi ayuu isku heystaa, balse, waxa haya xanuunkii khajilaadda oo canaad isu bedelay.

.Waxad ogaataa, khajilaadu iney tahay dabeecad qeyrkaa kaa reebaysa oo kuu diideysa inad horumar sameyso. Qofba qofka uu ka khajilaad yaryahay, ayuu ka horumar badanyahay.

Sidee Khajilaadda la iska bi’in karaa?

LA SOCO MAQAALKA DANBE

Maxamed Cali Bile

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories