HomeGorfeynta Buugga “Hagar laawe”

Gorfeynta Buugga “Hagar laawe”

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Diiwaanka suugaantii (AHN) Abwaankii Maxamed Xaashi dhamac “Gaarriye.”Taariikhdii la daabacay August, 2013 – Madbacadda daabacday Sagal Jet.    

 “Qalin Maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim;ma ahi qofkii ugu wanaagsanaa ee gorfeyn lahaa buuggan, way buuxaan dad badan oo iga waayo aragsan, iga na cilmi badan.  Gaar ahaanna,  aqoonta afka iyo xirfadda qoraalka labadaba. Waxaan se u adkaysankari waayay gefefka tiro beelka ah ee ku jira buuggan qiimaha badan.Maan arkin wax cudurdaar rasmi ah oo ku qoran buugga ama ba si gaar ah loo soo saaray oo lagaga cudurdaaranayo gefefkan. Qof kasta waa gefaa e ma Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo qoraa weyn oo xushmad iyo karaamo naga mudan oo buugtiisii horena aannan uga baran gefef noocan oo kale ah, ayaa gefkan masuul ka ah?Mise shirkadda buugga daabacday ee Sagal Jet?”       

 

           Muuqaal ahaan buuggu waa mid soo jiidasho leh, Maxamed Xaashi dhamac na,  wuxuu ahaa geylame,halgamaa suugaantiisu ku dhisnayd run sheegnimo iyo xaq u dirrirnimo. Daabacaaddii ugu horreysay ee buuggan laga sameeyey, waxa ay ahayd mid dhammaystiran,  oo si hagar la’aan ah isha iyo bidhiiqaba looga guray.Hasa yeeshee, waxaad mooddaa in daabacaaddan labaad lagu degdegay.  Degdeggaasina wuxuu sababay in buugga gefef badan galaan. Haddaad akhrido hordhaca daabacaaddan, waxaa ku xusan in sannad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay  xuskii maalintii RABBI ha u naxariistee uu Gaarriye geeriyooday lagu beegayo daabacaddan. Waxa ayila tahay buuggan in aan haba yaraatee “tifaftir” lagu samayn. Gefefka ku jiraa marnaba qaar qarsoomikara uma eka.Waxa se suuro gal ah, in sidaa lagu sii daayay oo loo badheedhay. Waxaa muuqata in ahmiyadda la siiyey in daabacaaddu ku soo beegmanto sannad guurada.  

FG. Qormadan 100 bog ee ugu horreeya buugga gefefka ku jira ayaan ku soo gorfeeyay.Qormooyinka kale ayaan ku eegi doonaa wixii kale ee gef ku jira buugga intiisa kale.

Jaaddadka gefefka buugga ku jiraa waa;

1) Macallin Maxamed Xaashi Dhamac Garriye Ogost, 2013:- halkan waxaa ka muuqda gef dhinaca kal-dhaca hadalka ah, ama waxa afka qalaad loo yaqaan (Tense).

August. 2013. RABBI ha u naxariistee Gaarriye Macallin ma ahayn.Wuxuu ahaa marxuun, lafihiisu xabaal ku jiraan.Sidaa darteed, waxaa ku habboonayd in ay

qoraan;Macallinkii Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye.“Raad raac.Jaldiga hore ee buugga.” 

2) Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye” wuxuu ka mid yahay aqoonyahannadii kaalinta lama -illaawaanka ah ka soo qayb-qaatay hirgalinta,kobcinta,tayaynta iyo qabyo-tirka Af Soomaaliga:-sidoo kale gefka halkan ku jira, wuxu u eg yahay kii aan kor ku soo xusnay ee ahaa “dhinaca kal dhaca.”

Oo noqonaya;                                                                         

 (Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye” wuxuu ka mid yahay…) Waxa ay sax ku ahayd“ Maxamed Xaashi Dhamac ‘Gaarriye’ wuxuu ka mid ahaa….”  Midda kale ee aan ila qummannayni waxa ay noqotay in qof aqoon yahan ahi adeegsado QABYO TIRKA AF SOOMAALIGA!.                    

Af  Soomaaligu ma qabyo tirna, xataa Ingiriisiga ayaan qabyo tirnayn.Hasa yeeshee, waxa aanan taa qalinka ugu sii adkaynayn waa fikir qof qabo.

Raad raac jaldiga danbe ee buugga,dadkii wax ka yidhi buugga. Gaar ahaanna,Saleebaan Cumer ku joog,aqoonyahan London.

 

 

3) Sida horeyba loo xusay, suugaanta Soomaaliyeed waxa ay keydisaa sooyaalka tariikhda Soomaaliyeed. In kasta oo uu soo raagay, misna diwaanka mansoyinka Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye” wuxuu si weyn o cilmiyaysan ugu qayb-qaadanaya keydinta tariikhda qowmiyadda Soomaalida wixi la so dersay qarnigii hore ee tegay iyo kan hataan aynu ku jirno intaba:-Gefkani wuu ka geddisan yahay labadii hore, waxaanu u badan yahay dhinaca higgaadda, sidaa darteed, halkiisa ayaan ku sunti doonaa gefka.Raad raac jaldiga danbe ee buuggadadkii wax ka yidhi buugga.Gaar ahaanna,Cabdisalaan Ciise Salwe, Thames Valley University, London. 

4) Gaarriye  waa hal-abuur maskaxdiisa maala oo ay suugantiisu mataaneysay murti iyo maad. Waa macalin waayo arag ah, bulshay ah, waana geesi aan garta la gabban:-Gefkani wuxuu iskugu jiraa mid dhinacaNaxwaha ah iyo mid dhinaca higgaadda ah.Waxii dhinaca higgaadda ah halkooda ayaan ku sunti doonaa,bal aynu eegno kuwa dhinaca Naxwaha

ah.                                                                        

Gaarriye waa hal- abuur; waxa ay sax ku tahay; Gaarriye wuxuu ahaa hal-abuur.                                       

 Maskaxdiisa maala; waxa ay sax ku tahay;Maskaxdiisa maali jiray.                                                    

Waana Geesi. Waxa ay sax ku tahay;  wuxuu ahaa geesi.  Raad raac jaldiga danbe ee buuggadadkii wax ka yidhi buugga.Gaar ahaanna, Yuusuf Garaad Cumer.         

                                                   Intaa haddii aan ku soo dhaafno gefefka dhinaca jaldiga buugga ka soo bildhaamayay,bal aan gudaha u sii galno.  Gefefkani inta badan waxa ay ku jiraan hordhaca loo sameeyay maansooyinka.Waana gefef ka dhashay isku xidhiidhin laba eray iyo wixii ka badan sifo aan waafaqsanayn xeerka qoraalka.

1.Waxakorisay,  Raad raac. Bogga 8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  2aad.

2.MagaalooyinkaHargeysa iyo Sheekh. Raadraac.Bogga  8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  4aad.

3.Dhammaystaywaxbarashadiisa.Raad raac.Bogga 8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  5aad.

4.Waxa loo magacaabayguddoomiyahaWaaxda.Raad raac.bogga 8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  13aad.

5.Shaqaynayayilaa 1982.Raad raac.Bogga 8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  16aad.

6.Miisaankamaansada. Raad raac.Bogga 8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  17aad.

7.Dhismahamaansada. Raad raac.Bogga 8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  19aad.

8.Waxaanuu. Raad raac.Bogga 8aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  19aad.

9.Xilsaarrayderey-bixinta.Raad raac. Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  2aad.

10.Layidhaahdo eed hooyo.Raad raac.Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  6aad.

11.Abwaannadiiugu waaweynaa. Raad raac.Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  7aad.

12.Noqotayee.Raad raac.Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  8aad.

13.Xiisahabadnayd. Raad raac.Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  9aad.

14.Filaninaanuu. Raad raac.Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  10aad.

15.Jirtayin. Raad raac.Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  13aad.

16.CaddeeHa. Raad raac.Bogga 9aad, cutubka 1aad, ararta, meeriska  20aad.

17.Allaale. Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska  3aad.

18.Ciddiigacan. Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska  3aad.

19.Gaar  ahaannaSoomaalida.Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska  4aad.

20.Weynaaee. Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska  7aad.

21.Iisuuro-geliyey. Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska  8aad.

22.Dhiirigelintiiaan.Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska  13aad.

23.AxmedMuuse.Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska  12aad.

24.Ayaangurigiisa. Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska  13aad.

25.Waxaisaguna.Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska  15aad.

26.U ridataydaabaciddii buugan.Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska  19aad.

27.Igunadhiirri-gelinayey.Raad raac.Bogga 10aad, cutubka 1aad, Mahadnaq, meeriska  25aad. 

28.Mahadnaqabuugga. Raad raac.Bogga 11aad, cutubka 1aad, Hordhac, meeriska  2aad.

29.Aqoonyahannokale. Raad raac.Bogga 11aad, cutubka 1aad, Hordhac, meeriska  4aad.

30.Sidiimaansada. Raad raac.Bogga 11aad, cutubka 1aad, Hordhac, meeriska  5aad.

31.Nasiibdarrose. Raad raac.Bogga 11aad, cutubka 1aad, meeriska  8aad.

32.Suurtogalin.Raad raac.Bogga 11aad, cutubka 1aad, meeriska  9aad.

33.Qabyotirmo.Raad raac.Bogga 11aad, cutubka 1aad, meeriska 9 aad.

34.Sababtadiiwaankan. Raad raac.Bogga 14aad, cutubka 1aad, meeriska  4aad.

35.Daabacacaaddii2aad. Raad raac.Bogga 15aad, cutubka 1aad, meeriska  12aad.

36.Gurigaugii. Raad raac.Bogga 11aad, cutubka 1aad, meeriska  26aad.

37.aanCeel-gaabta.Raad raac.Bogga 27aad, cutubka 2aad, meeriska  2aad.Maansada kabo-caseeye.

38.Shaxaadayaayaa. Raad raac.Bogga 27aad, cutubka 2aad meeriska  3aad.Maansada kabo-caseeye.

39.Waxaanhalacsaday. Raad raac.Bogga 27aad, cutubka 2aad, meeriska  4aad.Maansada kabo-caseeye.

40.Kubbaddamalaaseen. Raad raac.Bogga 27aad, cutubka 2aad, meeriska  9aad.Maansada kabo-caseeye.

41.Lagubixiyey. Raad raac.Bogga 27aad, cutubka 2aad, meeriska  11aad.Maansada kabo-caseeye.

42.Siaanay.Raad raac.Bogga 27aad, cutubka 2aad, meeriska  12aad. Maansada Kabo-caseeye.

43.CidhibtirkaSuuqa. Raad raac.Bogga 27aad, cutubka 2aad, meeriska  3aad.

Maansada Hashii Cosob..

44.Waxaysuuqa. Raad raac.Bogga 44aad, cutubka 2aad, meeriska  9aad.Maansada Hashii Cosob.

45.Waxabilaabmay. Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska  2aad. Maansada Qiyaame.

46.1978fashilmay. Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska  3aad. Maansada Qiyaame.

47.Luugubadheedhay. Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska  10aad. Maansada Qiyaame.

48.Xaalkuhagaagsanaa. Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska  19aad. Maansada Qiyaame.

49.Waxaanaydadku. Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska  21aad. Maansada Qiyaame.

50.Toobaddanalama. Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska  25aad. Maansada Qiyaame.

51.Dulucdeedutahay. Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska  26aad. Maansada Qiyaame.

52.Qabankarayaa.Raad raac.Bogga 47aad, cutubka 2aad, meeriska  28aad. Maansada Qiyaame.

53.Wuxujeclaystay.Raad raac.Bogga 51aad, cutubka 2aad, meeriska  5aad. Maansada Gashi.

54.eeHargeysa. Raad raac.Bogga 51aad, cutubka 2aad, meeriska  6aad. Maansada Gashi.

55.Codsadaywasiirkii. Raad raac.Bogga 51aad, cutubka 2aad, meeriska  8aad. Maansada Gashi.

56.Cadhadiirabay.Raad raac.Bogga 51aad, cutubka 2aad, meeriska  13aad. Maansada Gashi.

57.Ballanqaadayin. Raad raac.Bogga 51aad, cutubka 2aad, meeriska  15aad. Maansada Gashi.

58.FalanqeeyeyIntii. Raad raac.Bogga 51aad, cutubka 2aad, meeriska  22aad. Maansada Gashi.

59.Dibuxoreynta. Raad raac.Bogga 53aad, cutubka 2aad, meeriska  4aad.Maansada Ha caddaado warkeennu.

60.Caddaynaynayaa. Raad raac.Bogga 53aad, cutubka 2aad, meeriska  8aad.Maansada Ha caddaado warkeennu.

61.Imminkadaa. Raad raac.Bogga 57aad, cutubka 2aad, meeriska  2aad. Maansada Run.

62.Haddanalaga. Raad raac.Bogga 57aad, cutubka 2aad, meeriska  2aad. Maansada Run

63.Boqollaalbaa. Raad raac.Bogga 57aad, cutubka 2aad, meeriska  3aad. Maansada Run

64.Inayrunta. Raad raac.Bogga 57aad, cutubka 2aad, meeriska  4aad. Maansada Run.

65.Maansadanunaiyada. Raad raac.Bogga 58aad, cutubka 2aad, meeriska  1aad. Maansada Run.

66.Markaannuiska. Raad raac.Bogga 63aad, cutubka 2aad, meeriska  2aad.Maansada Ergo.

67.MagaalooyinkaBerbera. Raad raac.Bogga 63aad, cutubka 3aad, meeriska  8aad.Maansada Ergo.

68.Faraxsanguulaha. Raad raac.Bogga 63aad, cutubka 2aad, meeriska  4aad.Maansada Ergo.

69.Dagaallosokeeye. Raad raac.Bogga 63aad, cutubka 2aad, meeriska  6aad.Maansada Ergo.

70.XigtayBerbera. Raad raac.Bogga 63aad, cutubka 2aad, meeriska  7aad.Maansada Ergo.

71.Dhexjoogay. Raad raac.Bogga 63aad, cutubka 2aad, meeriska  15aad.Maansada Ergo.

72.Wakhtigaasdagaalku. Raad raac.Bogga 80aad, cutubka 4aad, meeriska  8aad.

Maansada Daba-taxan.

73.AfricadaGalbeed. Raad raac.Bogga 81aad, cutubka 2aad, meeriska  1aad. Maansada Daba-taxan.

74.Ayaadagaalkii. Raad raac.Bogga 81aad, cutubka 2aad, meeriska  2aad. Maansada Daba-taxan.

75.Loogadigayey. Raad raac.Bogga 81aad, cutubka 2aad, meeriska  4aad. Maansada Daba-taxan.

76.Tixdanhoose. Raad raac.Bogga 81aad, cutubka 2aad, meeriska  8aad. Maansada Daba-taxan.

77.Wuxuubilaabay. Raad raac.Bogga 81aad, cutubka 2aad, meeriska  8aad. Maansada Daba-taxan.

78.Dabbaaldeggii. Raad raac.Bogga 97aad, cutubka 2aad, meeriska  1aad.Maansada Sidaasaa la ahaa.

79.Sannadguuradii. Raad raac.Bogga 97aad, cutubka 2aad, meeriska  2aad.Sidaasaa la ahaa.

80.Iyobilowgiiburburka. Raad raac.Bogga 97aad, cutubka 2aad, meeriska  7aad.Maansada Sidaasaa la ahaa.

81.XabbaddiiWaqooyiga. Raad raac.Bogga 100aad, cutubka 3aad, meeriska  1aad.Maansada Keena- diid.

82.Inuumucaaridka. Raad raac.Bogga 100aad, cutubka 3aad, meeriska  6aad. Maansada Keena-diid.

83.Carrigawada. Raad raac.Bogga 100aad, cutubka 3aad, meeriska  5aad. Maansada Keena-diid.

84.Waxadulucdeedu. Raad raac.Bogga 100aad, cutubka 3aad, meeriska  8aad. Maansada Keena-diid.

85.Dibu-heshiisiinah. Raad raac.Bogga 100aad, cutubka 2aad, meeriska  9aad. Maansada Keena-diid.

 

la soco…….

QalinMaal Cabdinaasir Axmed Ibraahim

Mardahumanrights@gmail.com>

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories