Dawlada Burkina Faso Ayaa Ay Ciidamada Ilaalada Madaxtooyadu Afganbiyeen, Waxaanay Ku Dhawaaqeen Hogaan Ciidan Oo Soo Dhisa Dawlad
Hargeysa(SLpost)-Dowladda ku meelgaadhka ahayd ee dalka Burkina ayaa ilaalada madaxtooyada ay kala direen. Xubin ka mid ah ciidamadaasi ayaa ka muuqday TV-ga dowladda ee dalkaasi...
Tartankii Ciyaaraha Gobolada Dalka Oo Mar Labaad Dib U Dhacay
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaarada ciyaaraha Axmed Cabdi Kaahin ayaa mar labaad ku dhawaaqay inuu tartankii ciyaaraha gobaladu dib u dhacay, waxaanu wasiirku dib u dhaca ku...
Wasiirka Madaxtooyada Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismayaal Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Loo Dhisay
Hargeysa(SLpost)-Munaasibad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaamisay islamarkaana ay soo agaasimeen taliska iyo saraakiisha ciidanka Ilaalada madaxtooyada JSL ayaa lagu qabtay...
Cali Guray Oo Xukuumada Siilaanyo Ku Tilmaamay Mid Qaladfahantay Dastuurka Oo Hantida Umadda Dana Gaar Ah Ku Bixinaysa
Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Cali Guray ayaa xukuumada ku tilmaamay mid qalad fahantay qodobka 12 ee dastuurka ee xukuumada u...
Qiso yar oo cajiib ah
Wiil Arday ah oo ka Dhashay Qoys Faqiir ah ayaa wuxuu waayay wax uu Cuno, wuxuuna Dareemay Gaajo aad u Daran, Gurigoodana uma Dhowa, wax...
Madaxweyne Obama Oo La Kulmay 14 jir Muslim Ah oo Saacad Uu Sameeyay Lagu Xidhay
Us(SLpost)-Madaxweynaha maraykanka Obama ayaa guriga cad ku qaabilay Axmed Maxmed oo ah muslim 14 jir ah oo isaga uu dugsiga dhiganaaya sameeyay saacad, taas...
Waana Inaad Wajahdaan Fursadaha Iyo Caqabadaha Hortiina Iman Doona!
Maalmihii u dambeeyey waxa ka socday Gobolada Somaliland Munaasibado loogu dabaal degayey Kumanaan Arday oo ka qalinjabiyay Jaamacadaha dalka. Ardaydaasi ayaa isugu jiray kuwo dhamaystay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

