Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Looma Ooyaan! Qeybtii 1aad

Waxa uu uu ahaa qof caaddi ah,kaas oo leh dhammaanba awooddaha go’aan qaadasho ee uu leeyahay qof kasta oo  ALLAH Caafimaad siiyay,kuna nool dunidda guudkeedda,waxaana...

Telefoonnada Casriga ah oo Keena Cudurrada Maskaxda ku Dhaca

  Dadka shaqaalaha ah waxa xannuunka isku buuqa ku rida amma ku keena inay maskax ahaan ka mashquulaan telefoonnadooda casriga ah (smartphones), waayo waxay mar...

Xoghayihii Siyaasada Ee Iska Casilay Xisbiga Waddani Oo Amaanay Guddoomiye Cirro

Hargeysa(SLpost)-Xoghayahii siyaasada ee xisbiga Waddani Maxamuud Raage ayaa amaan u soo jeediyay xisbiga Waddani iyo guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro, waxaanu ka tilmaamay shaqo ka tagidiisii...

Dardarta Wasiirka Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Iyo Gabbashada Hay’adda Save The Children 

Marka Laga soo bilaabo 2010/2015 wakhtiga xukuumada madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo talada wadanka haysay waxa isbadal ballaadhan ku yimi habka ama hannaanka loo qorsheeyo...

Ruushka Oo Sheegay Inay Burbureen Macluumaadka Inta Badan Diyaaradii Turkigu Ka Riday

Ruushka(SLpost)-Militariga Ruushka ayaa sheegay in aanu wax macluumaad ah ka helin qalabkii duubayey macluumaadka dayuuraddii dagaal ee uu Turkigu bishii hore soo riday. Sergei Bainetov...

Kudhawaad Labaatan Qof Oo Ku Dhintay Iskudhac Mucaaradka iyo Booliska Jabuuti

Jabuuti(SLpost)-Wararka ka imanaya dalka Djibouti ayaa sheegaya in dhawr iyo toban qof ay ku dhinteen markii sida la sheegay ciidanka ammaanku ay rasaas ku...

MARAYKANKA: Murrashaxiinta Xisbiga Dimuqraaddiga oo Dood Adag ka Yeeshay Dagaalka ISIS iyo Madaxweynaha Suuriya

  Washington (SLpost)- Murrashaxiinta u tartamaya jagada madaxweynaha Xisbiga Dimoqraadiga ee dalka Maraykanka, ayaa dood adag ka yeeshay qaabka loo waajahayo dagaalka ururka ISIS/Daacish iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img