Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Xildhibaan Xaamud oo Golaha Wakiilada Ku Dhaliilay In Aanay Ansaxin Xeerar Shacabka U Dan Ah

Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Xaamud oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada ayaa golahooda ku dhaliilay mid fadhiid ah oo ana ansaxin xeerarka dantu ay ugu jirta shacbiga...

Afhayeenka Xisbiga Waddani Buubaa oo Ka Hadlay Khilaafka La Sheegay Inuu Ka Dhexeeyo Xoghayaha xisbigaas Boobe

Hargeysa(SLpost)-Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa sheegay in aan wax khilaaf ah ka dhextaagnayan isaga iyo xoghayaha warfaahinta ee xisbigaas...

Xukuumadda Oo Qorshaynaysa Inay Joojiso Magaca Ay Adeegsadaan Siyaasiyiinta Shirka Kulmiye Qaadacay Ee Isbahaysiga Kulmiyene

Hargeysa(SLpost) Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa la sheegay inay qorshaysay sidii siyaasiyiinta xukumadda iska casilay iyo taageerayaashooda ku bahoobay isbahaysiga dimuqraadiyad doonka ah ee Kulmiye...

Shaqadoonow, Shaqadu Waa Jaran-jaro Dulqaad lagu Koro

  Nin aanu saaxiib nahay baa sannaddo ka hor iiga sheekeeyey dhacdo ka dhacday wadamada khaliijka mid ka mid ah, waxa uu yidhi: “Nin Hindi...

Maxaa Qabsaday Shacbiga Jabuuti

Halkan ka daawo sawir gacmeed uu Amiin Artis ka sameeyay toogashada uu shacabka ay ku laayeen ciidamada booliska jabuuti.

Kaalinta Dawladnimadu ay ku leedahay Horumarinta Dhaqaalaha

Inta badan marka laga hadlayo wasiilooyinka ama waddooyinka horumarinta dhaqaalaha loo maro way kala duwan yihiin, waxaanay ku kala xidhan yihiin xaaladaha iyo xeeladaha...

Door-roonihii Da’dii aan ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir). Qormooyinka 8aad & 9aad

    "Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay, Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye, Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese, Xaqiisii nin lala dheelmadoo, dhuuntay baw...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img