Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Xildhibaan is barbardhig Ku Sameeyay Xukuumaddan Iyo Xukuumaddii Hore

Hargeysa (SLPost)-Xildhibaan Maxamed Saalax Cige, oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada, ayaa is barbar dhig ku sameeyey Xukuumaddan iyo Xukuumaddii hore ee uu...

Saddex Cisho

Nin oday ah oo aan galab dhawayd la sheekaystay baa aad iiga fekersiiyey. Dhowr dhacdo oo yaab leh buu iiga sheekeeyay. Duni dhan oo...

Guddoomiyaha Xidigaha Geeska oo cambaareeyey Xadhigga Fannaaniin kooxda ka tirsan oo Muqdisho ka soo laabtay

Hargeys (SLpost)- Guddoomiyaha Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee fadhiggoodu yahay magaalada Hargeysa, Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax), ayaa cambaareeyey xadhig loo geystay qaar ka tirsan...

Faransiiska Oo Bilaabay Duqeyn Ka Dhan ah DAACISH

Xafiiska Madaxweynaha Faransiiska ayaa warbixin laga soo saaray lagu sheegay in Faransiisku ay Fuliyeen Duqeymo ka  dhan ah kooxda ISIS ee ka dagaalanta Waddamada...

Walaalkayga Nolosha

Meel kumaannu soo wada korin, abtirsiimo na walaalo nagamay dhigin. Jeer kaas baannu nahay haddana walaalo is-jecel, is-tixgaliya, is-ixtiraama oo kala danbeeya. Waxaannu ka...

Maxay soo kordhisaa daawashada ciyaaruhu?

  Waa ayaan-darro iyo khasaare weyn oo kugu habsaday hadii aad kala garan weydo amaba aad awood u yeelan weydo in aad qiyaasto miisaanka iyo...

Halkay Asal Ahaan Ka Soo Jeedaan Dadka Soomaalidu?

Aqoonyahanada ku xeel dheer raad raaca xadaarada iyo taariikha bulshooyinka ku nool dunida wali iskuma raacsana meesha ay dadka soomaliyeed ka soo jeedaan,Laakiin waxaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img