Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Ardayda Dugsiyada Hoose Oo Lacagtii Xukuumaddu ka Daysay Dib Loogu Soo Roggay

    Hargeysa (SLpost):- Macalimiinta dugsiyadda  hoose dhexe ee dawliga ah  ee caasimadda Hargeysa ayaa soo celiyay lacagtii  ardayda laga qaadi jiray, taasi oo burinaysa  siyaasadii...

Cuntooyin u Wanaagsan Caafimaadka iyo Quruxda Maqaarka Bani’aadamka

    Inta badan haweenku waxay hanti badan ku bixiyaan sidii maqaarkoodu u noqon lahaa mid qurxoon oo soo jiidasho leh, balse waxa u fududayn kara...

Wasiiraddii Hore ee Khayraadka Shidaalka Nayjeeriya Oo London Lagu Xidhay

    London(SLpost)-Hay'adda xagga dambiyada u qaabilsan UK ayaa ku shaacisay barteeda internetka, in qaybta dhawaan la sameeyey ee musuqmaasuqa caalamiga ah ay 5 ruux ku...

Daabacaaddii Labbaad ee Buugga HAL AAN TEBAYEY ee Baal-taariikheedkii Iyo Gabayadii Xaaji Aadan Afqalooc oo Hargeysa Lagu Soo Bandhigay.

    Hargaysa(SLpost)-Xaflad balaadhan oo lagu soo bandhigayey daabacadda labaad ee buugga “Hal aan tebayey” (Baal-taariikheedkii iyo gabayadii Xaaji Aadan Afqalooc)  oo uu qoray qoraaga Maxamed...

USA: Obama Oo Ku Calaacalay In la Meelmariyo Sharci Xakameeya Hubka

Madaxweyne Barrack Obama, ayaa ka dalbaday shacabka Mareykanka inay Congresska ku cadaadiyaan in ay meel mariyaan shuruuc lagu xakameynayo hubka, kadib markii nin hubeysan...

Vote for Muse Bihi and Elect truth

Mr. Musa Bihi Abdi currently is serving as chairman of Kulmiye party of Somaliland. A former Mujahid who fought for independence of Somaliland and...

Ujeeddada Bannaanbaxyo laga iclaamiyey Gobolka Badhan oo maanta ka curtay Hadaaftimo iyo Maamulka degmada oo ka hadlay

Hadaaftimo (SLpost)- Dadweyne gadoodsan, ayaa maanta bannaan-bax aan khasaare geysan ka dhigay degmada Hadaaftimo ee gobolka Badhan, waxaana bannaan-baxan oo lagu sheegay kii ugu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img