HomeUSA: Obama Oo Ku Calaacalay In la Meelmariyo Sharci Xakameeya Hubka

USA: Obama Oo Ku Calaacalay In la Meelmariyo Sharci Xakameeya Hubka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Madaxweyne Barrack Obama, ayaa ka dalbaday shacabka Mareykanka inay Congresska ku cadaadiyaan in ay meel mariyaan shuruuc lagu xakameynayo hubka, kadib markii nin hubeysan uu Khamiistii shalay ku dilay Koolaj ku yaalla Oregon 10 ruux islamarkaasina dhaawacay 7 kale.

Barrack Obama, oo ay cadho ka muuqato, ayaa ka soo muuqday Tv-ga saacado uun ka dib markii uu dhacay weerarka koolajka, waxana isaga oo aad u calaacalaya kana murugaysan dilka uu xasuusiyay qaranka in badi bulshada Mareykanka  oo ay ku jiraan dadka sida sharciga ah uga ganacsada hubka inay doonayaan shuruuc adag oo wax looga qabanayo hubka.

Obama, ayaa sidoo kale ugu baaqay dadka codeynaya doorashada soo socota inay ka fakaraan qofkay dooranayaan hadduu ka soo horjeedo ama uu taageersan yahay doorashada xigta.

Xubnaha bulshada Roseburg ee Oregon, ayaa shamacyo shiday si ay ugu baroor diiqaan dadka lagu laayay Koolajka.

Weli ma cadda sababta ka dambeysa weerarkaasi, iyadoo saraakiil ka tirsan FBI-du ay sheegayaan inay baadhitaanno wadaan.

Qofka weerarka geystay, oo boolisku ay sheegeen inaysan magaciisa adeegsan doonin, ayaa la tilmaamay in uu ahaa 20 jir, ku dhintay gacanta ciidamada kadib markii uu iska hor imaad dhex marey isaga iyo booliska.

 

Shaqaaqo kale oo ka dhacday Khamiistii magaalada Inglis, Floridda, ayaa nin hubeysan laba ruux ku dilay halkaasi, kaas oo markii dambena isaga is dilay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories