Itoobiya oo Xuduudeeda Ka soo Tallaabisay Wabar
Hargeysa(SLpost)- Dagaal-Ooge Abiibakar Cilmi Wabar ayaa Muuqaal uu iska soo duubay ku sheegay inuu soo galay gudaha Somaliland. Wabar oo ah Suldaan ka falaagoobay...
Ololaha Wacyigelinta Badbaadinta Shinnida Oo Hargeysa Lagaga Dhawaaqay
Hargeysa (SLpost)- Olole loo bixiyey badaadinta shinnida oo dadka lagu baraarujinayo in shinnadu u baahan tahay daryeel iyo badbaadin, ayaa maanta lagaga dhawaaqay magaalada...
Xukuumadda Somaliland oo Jawaab Cad ka Bixisay Hadal Soomaaliya Ka soo Yeedhay
Hargeysa(SLpost):- Xukuumadda Somaliland,ayaa jawaab cad ka bixisay hadal ka soo yeedhay dawladda Xamar oo sheegatay in ujeedada ay ka leedahay wada hadalka Somaliland iyo...
Ducaddii Aan ka Guntay Ayeyday Faadumo. W/Q. Khadar Gureyte
Hordhac: Sida aynu ka warqabno Soomaalidu muddo dheer oo taariikhdeeda ah marka laga sheekaynaayo waxa ay ku aroortaa in ay ahayd dad xoolo dhaqato ah...
Wasiir Warancadde oo Mahad iyo Raaligalin U Diray Itoobiya, Soomaaliyana Ku Eedeeyay Taageeridda Kooxda Wabar
Hargeysa(SLpost) - Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa shir jaraa’id oo uu Hargeysa ku qabtay waxa uu raaligalin iyo mahadnaq u diray...
Wax Ka Baro Lamaanaha Aduunka Ugu Farxada Badan
Waxaa jiray lamaane aad isu jeclaa noloshooda waxay ka fikirijireen jacalkiinu ma sii waari doonaa mise dhibaato ayaa idinku sookordhi doonta,malin maalmaa kamid ayaa...
Somaliland peace stability is not only vital for Somalilanders but also indispensable for Ethiopia interests while the Terrorist “Sultan Wabar” is perilous to both...
There has historically been gracious joint relationship between Somaliland and the Federal Democratic Republic of Ethiopia. Since regaining independence from the failed Great Somalia...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

