HomeMadaxweyne Siilaanyo Taariikhdaa Xusi Doonta‏

Madaxweyne Siilaanyo Taariikhdaa Xusi Doonta‏

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Jamhuuriyada Somaliland (dalkeena hooyo ) waa dhulka  ilaahay inagu uumay waa dal xorayntiisaba iyo yagleelidiisaba ay inagaga baxeen ama aynu ku waynay naf iyo maalba, xoraynta iyo dhidiba u taagida qarankan aynu hoos dugasanyno,

Waxa uu ku yimid halgan dheer oo qaatay wakhti iyo dadaal aad u badan oo loo dhabar adaygay waayihiisii adkaa iyo maraaxilkii uu soo maray,

Halkankaasi ayaa socday mudo toban sano ah, dhamaan shacabka ku dhaqan Somaliland iyaga oo u dhan ayey ka wada qayb qaateen, himiladooda ugu waynina waxa ay ahayd sidii dadka dalkan laaga dhigi lahaa ku ka xorooba dhibaatooyinkii uu k hayey kaligii takiyihii siyaad bare,

Dagaal qadhaadh oo socday intii u dhaxaysay   1982 ilaa 1991 ka dib waxa ay halgamayaashii xaq u dirirka ahaa ku guulaysteen inay ka midho dhaliyaan hamigoodii isla markaana waxa  ay ku guulaysteen hamigoodii ahaa inay dalka xoreeyaan ,

Hogaamiyayaasha ay taarikhdu marnaba ilaawayn ee hayaanka u hayey halkankaa xoriyad dhalinta waxa ka mid ahaa madaxweynaha haatan mud,axmed maxamed maxamuud siilaanyo, kaas oo sidoo kale ahaa hogaamiyihii ugu mudada dheeraa,

Axmed maxamed maxamuud siilanyo madaxweynaha Somaliland  door muhiima ayuu ka ciyaaray habsami u socodka halkankii uu dhaqdhaqaaqii (snm) ku xoreeyey dalka

Madaxweyne siilaanyo ayaa sidoo kale qayb wayn ka qaatay dib u dhiska dalka xorayntii ka dib waxaanu ka soo mid noqday dawladihii dalka soo maray isaga oo xilal kala duwan ka soo qabtay,

Markii jamhuuriyada somaliiland qaaday tubta dimuqraadiyada,  axmed siilaanyo waxa uu ka mid ahaa shakhsiyaad kii aas aasay ururo  siyaasadeed oo somaliland yeelato kuwii ugu horeeyey , ururkii markaa uu aasaasay axmed siilaanyo waxa uu ahaa xisbiga wayn ee kulmiye,

Xisbiga kulmiye oo maanta ah xisbiga ugu balaadhan xisbiyada somaliland waa xisbigii uu ka soo baxay madaxweyne axmed maxamed maxamuud siilaanyo, madaxweyne siilaanyo iyo xisbigiisa kulmiye markii ay la wareegeen talada dalka shan sano ka hor waxa ay dalka ku hogaamiyeen horumar balaadhan,

Harumarka baaxada leh ee dalka ka hirgalay intii uu madaxweyne axmed siilaanyo xilka hayey waa qaar dhainac walba leh, waxaanu madaxweynuhu wax badan ka qabtay adeegyada aas aasiga ah ee bulshada dhinac walaba ,

Waxaana aynu ka xusi karnaa dhinacyada sida wayn wax looga qaybtay  adeegyada  waxabarashada, caafimaadka, wadooyinka, mucaawimooyinka dadka danyartaa,

Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland mud,axmed maxamed maxamuud (siilaanyo) waa shakhsi baal dahaba kaga jira taariikhda jamhuuriyada Somaliland taas oo ay in badan taariikhdu xusi doonto.

W/Q : maxamed maxamuud

Email : mkhadar30@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories