Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Abaar iyo Biyo La’aan Saameeyay Deegaanno Maroodi-jeex Ka Tirsan

  Hargeysa (SLpost)-Abbaar  iyo biyo la’aan baahsan, ayaa ka jira Deegaamada hoos-yimaada Degmada faro-weyne oo ka tirsan Gobolka Maroodi-jeex, taasoo ay meelaha qaar u  dheertahay ...

Hay’adda Caalamiga ah ee Forum SYD oo Xafiis ka Furatay Hargeysa

Hargeysa (SLpost)-Hay’adda caalamiga ah ee Forum SYD ayaa xafiis cusub ka furatay magaalada Hargeysa. Munaasibaddii furitaanka xafladdaasi oo si quxuxbadan loo soo agaasimay waxay...

LOOLLAN IYO LAAB LA KAC

“Kulmiyihii shalay, kulmiyaha Maanta iyo Kulmiyaha berri; Qormo lafo gur ah.. Q1-aad Arraar “Umaan qaadan qalinka qayb  Umaan qorin weedha qolo  Umaan qallin hadalka quud  Dareenka qasbaa xarfah   Qiyaas ugu...

Gorfayn: Doorka Qurba Joogga Somaliland: Siyaasada, Dhaqaalaha iyo Musuq Maasuqa. Qeybta 2aad

2.3: Muwaadiniinta labada jinsiyadood sita Maxaa ka reeban Intabadan waddamada qaaradaha kala duwan ee aduunku, intoodda ogol labada jinsiyadood, waxa shuruucdooda ku qoran in aan...

Daryeelka Caafimaadka iyo Fayoqabka: Yoolka Saddexaad Ee 17ka Yool ee Adduunyadu Beegsanayso

  Waxaa la guddoonsaday in la tayeeyo caafimaadka iyo fayo qabka dhammaan shucuubta caalamka da'kasta oo ay ahaadaanba. Yoolkani wuxuu leeyahay 13 bartilmaameed oo kaala...

NOLOL KAAB: Barnaamij Lagu Caawinayo Danyarta oo Hargeysa Lagu Qabtay

Naadiga Horumarinta Da’yarta oo magaciisa loo soo gaabiyo NAHDA ayaa waxa ay xalay Hargeysa ku qabteen barnaamij tabaruc ah oo ay taakulayn iyo caawimo...

LAASCAANOOD: Banaanbax Lagu Taageerayo Musharaxnimada Wasiir Xaglatoosiye

Laascaanood(SLpost) - Magaalada Laascaanood, xarunta Gobolka Sool waxaa maanta oo Axad ah ka dhacay banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo Musharaxnimada Dr Saleebaan Ciise axmed...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img