HomeDaryeelka Caafimaadka iyo Fayoqabka: Yoolka Saddexaad Ee 17ka Yool ee Adduunyadu Beegsanayso

Daryeelka Caafimaadka iyo Fayoqabka: Yoolka Saddexaad Ee 17ka Yool ee Adduunyadu Beegsanayso

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Waxaa la guddoonsaday in la tayeeyo caafimaadka iyo fayo qabka dhammaan shucuubta caalamka da’kasta oo ay ahaadaanba. Yoolkani wuxuu leeyahay 13 bartilmaameed oo kaala ah:

  1. In dhammaadka 2030ka boqolkii kun (100,000) ee hooyo ee umushaba ugu yaraan la badbaadiyo 70% (boqolkiiba todobaadan): bartilmaameedkani waa in si ba’an loo dhimaan hooyada umul arooreysa caalamka oo dhan.
  2. Waa in wixii 2030ka loo gadho meesha laga saaraa caruurta dhimata markay dhashaan, iyo weliba kuwa da’doodu 5ta sano ka hooseyso ee la badbaadinkaro, siiba waddamada ay ku badantahay dhimashada dhallaanku.
  3. dhammaadka 2030ka waa in la dabarjaraa faafitaanka ba’an ee cudurka Aydhiska (AIDS), Qaaxada (TB), Kaneecada ama duumada iyo cudurada u gaarka ah wadamada qorraxleyda ah (tropical diseases), iyo in lala dagaallamo Joonis cadka ama cagaarshowga, cudurada biyaha ka dhasha iyo kuwa la isu gudbiyaba.
  4. dhamaadka 2030ka waa in hoos loo dhigaa ugu yaraan boqolkiiba soddon, dhimashada dhiciska ee u dhinta cudurrada aan la isu gudbin iyadoo la xoojinaayo ka hortagga iyo daaweyntaba iyo weliba in sare loo qaado daryeelka dadka xanuunka dhimirka qaba iyo faya-qabka guud ee shucuubta caalamka.
  5. waa in la xoojiyaa ka hortagga iyo daaweynta xadgudubyada ka dhasha mukhaadaraadka sida adeegsiga mukhaadaraadyada rabshadaha ama gacan ka hadalka kiciya iwm.
  6. wixii loo gaadho 2020ka waa in kala badh la dhimaa dhimashada  iyo dhaawacyada ay sababaan shilalka waddooyinku.
  7. 2030ka waa in si siman loo helo daryeelka caafimaad ee taranka qoyska sida kala korinta ilmaha, xogta iyo macluumaadka ku saabsan iyo aqoonteedaba iyadoo la dhex gelinaayo caafimaadka daranka muhimmadaha iyo mashaariicda horumarineed ee  waddamada oo dhan.
  8. waa in la wada helaa caymis caafimaad sida in la meeleeyo adeegga caafimaad ee asaasiga ah, daaweyn ay awoodaan shucuubta saboolka ahi iyo tallaal uu helo karo qof kastaa.
  9. 2030ka wixii loo gaadho waa in si weyn hoos loogu dhigaa tirada dhimashada iyo dhaawaca ay sababaan kiimikooyinka khatarta ahi, wasakhowga iyo sumowga biyaha iyo carrada iwm.
  10. waa in la xoojigaa fulinta qorshayaasha iyo qaababka ay Haayadda caafimaadka aduunku  u dhigtay xakamaynta iyo dabar goynta Qaaxada ee wadamada oo dhan
  11. waa in gacan la siiyaa cilmi baadhista iyo horumarinta tallaalka iyo daawooyinka cudurada la is qaadsiiyo iyo kuwa aan la kala qaadinba; kuwaas oo dhibato ba’an ku haya wadama soo koraaya. waa ila helo daawo ay awoodaan ama iibsan karaan dadka saboolka ahi; iyadoo la tixgelinaayo baaqii shirkii Dooxa  (Qadar) ka dhacay 2001dii kaasoo lagu cadeeyey xaqa wadamada soo korayaa u leeyihiin helitaanka daawooyin tayo leh oo ay iibsankaraan iwm.
  12. waa in la kordhiyaa maalgelinta caafimaadka iyo daryeelka shaqaalaha caafimaadka ee wadamada soo koraaya siiba kuwa koritaankoodu liito iyo gasiiradaha yaryar ee caalamka.
  13. waa in la xoojiyaa kartida iyo awoodda wadamada oo dhan siiba kuwa soo koraaya si goor hore digniino looga helo khataraha soo wajaha caafimaadka wadamada iyo guud ahaan ka dunida

La socoyo yoolka 4aad

waxaa turjumay oo habeeyay n Gaas

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories