Door-roonihii Da’dii aan ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir)
Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay, Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye, Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese, Xaqiisii nin lala...
Daad ku fatahay Uruguay
Daadadkan dhasahay kuma cusba dhulka joogiisu hooseeyo eeg gobolada Koriyente, iyo Entre Riyos, Goboladan waxaa ku hareeraysan dalalka, Parugway, Urugway iyo wabiyada Parana.Laakiin jooga biyaha...
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ku Baaqay In Wacyigalin Damiirka Dadka Lagu Soo Celinaayo la Sameeyo
Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali ayaa sida fiinta uga qaliyay in uu burburay dhaqanka bulshada Somaliland oo dadka dacwaduu ay ka soo galaan...
Maamulaha Guud ee DAHABSHIIL oo ka hadlay qaraar Maxkamadi ka soo saartay Dacwad shirkaddu ka gudbisay Dahir Alasow
HARGEYSA (SLpost)- Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid, ayaa ka hadlay qaraar Maxkamad ku taala magaalada Breda ee dalka Netherland ka...
Musharax Jamaal Oo Si Cadho Leh Uga Hadlay Hadal Ka Soo Yeedhay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir
Hargeysa(SLpost)-Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay hadal maanta ka soo yeedhay suldaan Maxamed Suldana Cabdiqaadir kaas oo ahaa inuu ka huleelo xisbiga Ucid...
Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Beenisay Inuu Dadqal Dad Ku Waxyeeleeyay Gobalka Sool
Hargeysa(SLpost)-Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Maxamed Muuse Diiriye ayaa beeniyay in dadqal uu caruur ku cunay duleedka magaaladda Laasacaanood, waxaanu warkaas ku tilmaamay...
Mihiimadda Ay Nidaam Siyaasadeedka Lacagtu U Leedahay Horumarinta Dhaqaalaha!
Waddamada ku jira aafooyinka kacaa-kufka dhaqaalaha waxa ugu wacan baaxadagga iyo muquurashada mawjadaha dhaqaale xumada, inkasta oo ay tiro badan yihiin hadda na waxa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

