HomeWasaarada Arimaha Gudaha Oo Beenisay Inuu Dadqal Dad Ku Waxyeeleeyay Gobalka Sool

Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Beenisay Inuu Dadqal Dad Ku Waxyeeleeyay Gobalka Sool

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Maxamed Muuse Diiriye ayaa beeniyay in dadqal uu caruur ku cunay duleedka magaaladda Laasacaanood, waxaanu warkaas ku tilmaamay mid aan wali la xaqiijin.

Wasiirka ayaa sheegay inay la xidhiidheen masuuliyiinta gobalka isla maraasna aan wali wax la qaaban kar iyo cadaymo toona heli, waxaana isaga oo arimahaas ka hadlaayay uu hidhi“Waxa ay iisheegeen masuuliyiintii gobalka joogay in waxani uu wali dhalanteed uu yahay oo aan la hubin, waxa la leeyahay kilidhka ayuu ka yimi iyo waxaas, waxaanan nidhi na taabsiiya waxan ama iyada oo la qabtay ama cid uu cunay ilaa hadan wax sheegaa ma jiraan, wali cid nala taabsiiyay ma jirto, Hargeysaba ay jiri jirtay mar la odhan jiray dadqalbaa wax cunay, mararka qaar dumarkaa caruurtooda ku soo xero galiya.”

Shalay ayay soo baxeen warar sheegayay wiil sadex jir ah oo u dhintay dhaawac ka soo gaadhay qof doonayay inuu cuno oo ka qaatay araaga gurigooda oo ku yaala tuulada Dibtaag oo aan ka fogayn magaalada Laasacaanood.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories