HomeMusharax Jamaal Oo Si Cadho Leh Uga Hadlay Hadal Ka Soo Yeedhay...

Musharax Jamaal Oo Si Cadho Leh Uga Hadlay Hadal Ka Soo Yeedhay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay hadal maanta ka soo yeedhay suldaan Maxamed Suldana Cabdiqaadir kaas oo ahaa inuu ka huleelo xisbiga Ucid oo uu ku tilmaamay mid lagu lugaynaayo.

Musharax Jamaal Cali Xuseen oo ka hadlaya hadalkii ka soo baxay suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir ee la xidhiidhay xisbiga Ucid ayaa waxa uu yidhi “Suldaanka guud ee somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ixtiraam weyn iga mudan, hadaladiisa oo ku wajahnaa xisbiga Ucid iyo khilaafka xisbiga, suldaanku waxa uu yidhi xisbiga Ucid waxba ma yaalaan, dadkana ka soo guura oo xisbiga waddani u soo guura, isaga oo waliba yidhi

Jamaal-na xisbiga Waddani haw soo guuro oo waxba uma yaalaan xisbiga Ucid oo waxaan u sheegay inuu xisbigu Iib yahay oo nin leeyahay.” Ayuu yidhi Musharax Jamaal oo u Waramay HCTV.

Musharax Jamaal Cali Xuseen oo hadalkiisa sii wata ayaa ka waramay go,aankii ugu danbeeyey ee ay isku ogaayeen suldaan Maxamed waxaanu mar kale yidhi ““Horta aniga Suldaanka waxa iigu war danbaysay maalintii Axadii markii kulankii odayaasha dhex dhexaadiska ahaa, waxaanu ahaa oday weyn oo hadalo badan ka yidhi kulankii guddida iyo saxaafadaba, xisbiga Ucid ninkii iigu yeedhay ayuu ahaa markii ugu horaysay ee aanu ka wada hadalnay, ragii damaanada ahaa ee Faysal soo kaxaystay oo ay ka mid ahaayeen Suldaan Maxamed, Xildhibaan Dheeg, Xaaji Cabdiwaraabe, Khadar Axmed Like, Boqor Raabi iyo rag kale oo beeshiisa ka soo jeeda oo aan ixtiraam badan u hayo, laakiin waxa isku kay qaban waayey hadalkii uu Axadii yidhi iyo hadalkan uu maanta yidhi waana laba cirka iyo dhulka isku jira, anigana hadalkii iskugu kaaya danbaysay waxa uu ahaa inaan cidna laga yeeli doonin inay xisbiga kaligeed duuduub ku haysato.” Ayuu yidhi Musharax Jamaal Cali Xuseen

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories