Madaxweynaha Somaliland oo Qaabillay Ergayga Midawga Yurub u Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa(SLpost) -Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay maanta Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Michele...
Nuxurka Khudbad uu Madaxweynuhu Ka Jeediyay Xuska Aasaaska Ciidamada Booliska Somaliland
Hargeysa(SLpost)-Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay Xuska Sannad Guurada 22aad ee ka soo wareegtay Aas-aaska Ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland. Xuskan ayaa sanad walba lagu...
Weli Badh baa Xanniban
Ogow badhaadhaha adduunka iyo nimcada dharaar walba taagan in aanay bulshadu u sinnayn, tan islaamnimo mooyee!. Iyaga waa u damaashaad iyo dekayn had walba...
Somaliland oo laga Xusay Sannad guurada 22aad Ee Ciidamada Booliska
Hargeysa(SLpost) Munaasibad lagu xusayay sannad guurada 22aad ee aasaaska ciidamada booliska Somaliland ayaa lagu qabtay magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland. Munaasibadan oo ay ka soo...
MINNESOTA: Waalidiin Soomaali ah oo ka Cawday Ubadkooda oo la Maxakamadaynayo
Minnesota(SLpost)- Dhallinyaro Soomaali Mareykan ah ayaa shalay maxkamad la soo taagey. Dhalinyaradan oo tiradoodu tahay shan waxaa horey loogu eedeeyey in ay doonayeen in...
Garnaqsiga ku Dhawaad 45 Arday oo ka Bedeshay Jaamacadda GOLLIS
Hargeysa(SLpost)- Arday jaamacadda Golis ka baran jirtay culuumta caafimaadka oo ka koobnaa saddex fasal islamarkaana jaamacadda uga bedeshay cabashooyin badan oo ay tabanayaan oo...
Hal Talo oo u Furan Garabka Kulmiye ee Banaanka u Baxay
Waxa imika sida dharraarta oo kale u caddaatay, in lagu kala food qaaday loollankii iyo hirdankii qadhaadhaa ee muddooyinkii ugu dembeeyey ka dhex aloosnaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

