Guddoomiye Cirro oo Ka Hadlay Khilaafka Kulmiye iyo Iscasillaadda Wasiirradii Shaqada ka Yaacay
Hargaysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga Waddani ahna guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Md Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay khilaafka xisbiga Kulmiye iyo is casilaada wasiiradii ka tirsanaa xukuumadda...
Fatahaado Baddu Sababtay oo ka Dhacay Meelo ka mid ah Xeebaha Somaliland
Hargaysa(SLpost)-Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dadweynaha iyo maamulka deegaannada xeebta woqooyiga Somaliland gaar ahaan xeebaha degmooyinka Bulaxaar iyo Lughaya, waxa aad u kacday...
Waad Daashay ee Duubka ii Xidh!
Wakhti waliba wayihiisa iyo warkiisa leh’e, waxa la yidhi wakhti hore oo ku taxan sooyaalka sheeko, ee dhaqanka soomaaliyeed ayaa waxa jira oday gayiga...
Jamaal Cali Xuseen oo Dalka Ku soo Laabtay Kana Waramay Khilaafka Xisbigiisa iyo Wareerka Kulmiye
Hargeysa(SLpost):- Murashaxa madaxweynaha ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, oo in muddo ah safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa...
HUNGAWGA HAYAANKA DHALINTA!! Qaybtii 2aad
… Waxa jirtay in Iskuulladda hoose aynu ku dhigan jirnay ragga uu ka mid ahaa Kolombas iyo qaar kale oo socdaalo sameeyay, aqoontana kaalin...
Wasiir Warancadde oo Khudbad Ammaanka Ku Saabsan Ka Jeediyay Munnaasibadda Xuska Aasaaska Booliska
Hargeysa(SLpost)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Mudane Cali Maxamed Warancadde ayaa khudbad dhinacyada amniga taabanaya ka jeediyay xuska aasaaska ciidamada Booliska oo maanta lagu qabtay...
Dambiyada Dalka ka Dhacay Sannadkan 2015ka iyo Is-Barbardhiga Sannadkii Tagay
Hargaysa(SLpost)- Hoggaanka ciidamada booliska Somaliland ayaa ka waramaya dambiyada dalka ka dhacay sannadkan 2015ka iyo is barbar dhiga sannadkii tagay ee 2014ka. Sannadkan 2015ka guud...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

