Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

MA LA AAMINI KARAA SIYAASIGA MAANTA JOOGA? Qaybtii labaad

Xaqiiqdu waxay tahay umadkasta oo koonkan ku nooli waxay ku dhisan tahay kuna kala hormartaa, jiilkooda soo kacaya hadaba waxaa lagamamaarmaan ah in la...

Guddoomiyaha Kulmiye oo Sheegay in Qabsoomida Shirka Golaha Dhexe aannay Wax Caqabad ahi Haysan

  Hargeysa(SLpost) - Guddoomiyaha Kulmiye, ahna musharaxa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in shirka golaha dhexe ee Kulmiye si habsami ah u qabsoomayo Salaasada...

Maxamed Kaahin oo Diidmada Shirka ee Musharixiinta Isbahaystay Ku Sheegay Arrin u Baahan in la Baadho

Hargeysa(SLpost) - Maxamed Kaahin Axmed, guddoomiye xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye, ayaa ku dooday in musharaxiinta isbahaystay diidmadooda shirka Kulmiye tahay arrin u baahan...

Ku-Dayasho Indho-La’aaneed

    Umad waliba waxay leeyahay hal-door iyo cid ay hiigsato oo ay kolba himiladeeda iyo hiyigeeda ba uga tilmaan qaadato, iskuna qiimeyso inay sidaas hebel/heblaayo...

Madaxwayne Siilaanyo oo Wakaaladdii Horumarinta Waddooyinka Ka Wareejiyay Wasaaradda Madaxtooyadda

  Hargaysa(SLpost)-Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo xeer  kaga hoos saaray wasaaradda madaxtooyada Wakaaladdii horumarinta Wadooyinka taasi oo lagu wareejiyay wasaaradda hawlaha guud. Warsaxaafadeeed ka soo baxay aqalka...

“Muuse u Daba Fadhiisan Mayno Xisbi Caddaalad Darro ah” Maxamed Biixi

  Hargeysa(SLpost)- Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ahna, musharax u taagnaa jagada musharaxnimada madaxweyne ee Kulmiye, ayaa xaaraan ku tilmaamay shirka...

“Waanu Ka Xunnahay Tareenkii KULMIYE Eennu Inta Badan soo Saarayn Innaanu Halkaa Kaga Degno” Musharax Kijaandhe

  Hargeysa(SLpost)- Musharax Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe, oo ka tirsan aqalka wakiillada, una ordayay madaxnimada Kulmiye, ayaa sheegay in la gees maray dhaqankii Kulmiye ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img