HomeShirka Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo ka Furmaya Koonfur Afrika

Shirka Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo ka Furmaya Koonfur Afrika

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Johannesburg(SLpost)-Shir ballaadhan oo ku saabsan iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ayaa ka furmaya magaalada Johannesburg ee South Africa. Waxaana la filayaa in dalka labaad ee ugu dhaqaalaha badan caalamka inuu shaaca ka qaado balaayiin dollar oo taageero dheeraad ah. Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, ayaa shirkaasi ay si wada jir ah waxay isula hogaamindoonaan madaxweynaha Koofur Afrika, Jacob Zuma oo shirkaasi marti gelinaaya.

 

Shiinuhu waa dalka ugu ballaadhan ee xidhiidh ganacsi la leh qaaradda Afrika, laakiin hogaamiyayaasha Afrika waxa ay rajeynaayaa in dalka Shiinaha uu xoogga saaro xoojinta dhaqaalaha iyadoo loo marayo mashaariicda dib u dhiska iyo deyn aad u badan.

 

Tobannaan kamid ah madaxda dalalka Afrika ayaa la filayaa inay ka qeybgalaan shirka xidhiidhka Afrika iyo Shiinaha kaas oo u jeedada laga leeyahay ay tahay in lagu sii ballaadhiyo xidhiidhka u dhexeeya Shiinaha iyo dalalka Afrika.

 

Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping Afrika waxa uu ku sugan yahay dhowr maalin, wuxuuna shaaciyay balaayiin dollar oo taageero ah oo ay ka mid tahay deyn inteeda badan lagu bixinaayo mashaariicda hurmarinta dhismaha jidadka.

 

Madaxda dalalka Afrika waxa ay rajeynaayaa in dib u dhiska jidadka iyo khadadka tareenada inay bilow u noqoneyso hormarka iyo baabi’inta faqriga.

 

Farriintan ugu weyn ee Shiinaha waxa ay tahay in diiradda la saarayo warshadeynta, casriyeynta beerashada, iyo amniga.

 

Inkastoo arrinta ugu weyn ay tahay waxa gudaha Afrika laga soo saaro ee la dhoofiyo oo aad u yar, hadana Shiinaha weli waxa uu rajeynaayaa inuu xilli dheer halkan maalgashi ku sameynto.

 

Si wada jir ahna, tirada dadka Shiinaha iyo Afrika waa 2.3 bilyan oo qof. Taasina waxa ay tusineysaa inay jiraan fursado iyo caqabado aad u waaweyn.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories