HomeSicir-bararka iyo Sarifka

Sicir-bararka iyo Sarifka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Waaydan dambe waxaa aad ukordhay sixirbararka kaas oo saamayn badan kuyeeshay shacabka guud ahaan gaar ahaana dadka saboolka ah ee Somaliland kaas oo aan ilaa hadda loo helin xal lagu fardaamin karo maalinbana maalinta kadambaysa alaabooyinka wuxuunbaa kusii kordhaayaa taas oo mar hadii ay wax ku kordhaan aan soo noqosho lahayn in waxkale kusii kordhaan mooyaanee.

Sidaas awgeed waxaa loo baahan yahay in dawlada iyo masuuliyiinta hawshan loo igmaday ay waxkaqabtaan inta ay goori goor tahay iyaga oo u adeegsanaaya khibrad iyo awoodba sidii waxyaabaha la iibiyaa ay wax macquula ama suura gal unoqon lahaayeen loolanana xisaabtamo dadka ganacsada ah ah ee alaabooyinka keena dabadeedna siday doonaan u iibiya.

Qodobka labaad ee aan ka hadlayaaa waa sarifka oo sidaan lawada socono aad kor ugu kacay mudooyinkii ugu dambeeyay kaas oo faraha ka baxay meel aan lafilayna gaadhay taas oo sababteeda ay leeyihiin gancsaytada iyo shirkaduhuba, maalinbana ay sixir gaara ugooyaan halkii ay ahyd in dawlada iyo baankuba sarifka fadhiisiyaan lana socdaan dhaq dhaqaaqiisa iyo sidii loo horumarin lahaa lacagta Somaliland.

Wadan walabana wuxuu ku horumaray qiimaha uu lacgtiisa uyeelay taas oo hadii lacaga kale ay yimaadaan sida doolar ama qaar kaleba laga horumariyo ta dalku leeyahay taa badalkeeda inagu waxaan kahorumarinay lacagteenii lagacaha kale ee ajanabiga sida doolarka iyo birta taas oo aad arkayso in suuqyadeenii shay kasta oo lagu iibinaayo doolar yahay halkii Somaliland shilling lagu iibin lahaa taas oo hoos udhigtay qiimihii lacagteenii sababtayna in uu kor ukaco doolarkii dhanka kalena uu sixir bararakii aan hore uga soo hadalnay daba socdo.

Guntii iyo gabagabdii waxaa loo baahan yahay in dawlad iyo shacaba sidii layskaga kaashan lahaa loogana wada shaqayn lahaa si ay xeegagana xeego unoqoto ilkana unabd galaan oo laysu waafajiyo sixirka iyo sarifka iskula jaan qaadaan.

Qore : mukhtar Hassan Hersi (cudad)

Email :cudad40@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories