HomeNuxurka Khudbaddii Madaxweynuhu Kusoo Xidhay Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye

Nuxurka Khudbaddii Madaxweynuhu Kusoo Xidhay Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost):-Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo  ayaa maanta soo xidhay shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye.

Madaxweyne Siilanyo ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey xidhitaanka shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye  ayaa waxa uu dardaraano kala duwan u jeediyey musharaxiinta xisbiga Kulmiye.

Khudbada madaxweyne siilaanyo jeediyey ayaa u dhignayd sidan

Bismilaahi Raxmaani Raxiim.

  1. Hoggaanka, Guddiga Fulinta iyo Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, dhammaan waxaan ku hambalyeynayaa guusha uu ku dhammaaday shirkii  Shanaad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga ee labada maalmood socday.
  2. Waxaan Hambalyeynayaa labada Musharax ee Xisbigu u doortay tartanka doorashada soo socta, waxaan u        rajaynayaa guul.

3.Waxaan u hambalyeynayaa Wasiirka Caafimaadka, Mudane Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), oo si fiican u tartamay, Inkasta oo aanu ku guulaysan damaciisii, hasa-yeeshee, wuxuu muujiyey dadaal iyo bisayl siyaasadeed oo badan.

  1. Waxaan u mahadnaqayaa marti sharafta ka soo qayb gashay madashan.
  2. Waxaan idinka mahad-celinayaa shahaado sharafta aad igu maamuusteen.
  3. Waxaan ugu baaqayaa haldoorka Xisbiga Kulmiye in ay midooban, wixii turxaan iyo tabasho ah ee dhex timina ay wada hadal ku dhamaystiraan.
  4. Ugu dambayn, waxaan u dardaaraya, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, ee ah murashaxa Madaxweynaha mustaqbalka, in uu dadaal dheer u galo midnimada iyo isku haynta Xisbiga.

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna musharaxa madaxweyne ee xisbigaas ayaa madaxweynaha somaliland gudoonsiiyey shahaado sharaf la xidhiidha sida dimuqraadiyada leh ee uu uga tanaasulay musharaxnimada xisbiga Kulmiye

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories