Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

Aasaasihii Jaamacaddii Ugu Horeysay Adduunka

  Faadima Bintu Maxamed Al Fahriya Alqurashiya   waxaana laguna naanaysi jiray (Umal Baniin), Waa gabadh carbeed oo ka soo jeeda  tafiirtii Cuqba Bin Naafic Alfahri...

DAAWO Heesta cusub ee RAXMA iyo Fannaan Maxamed Siciid BK

DAAWO Heesta cusub ee RAXMA iyo Fannaan Maxamed Siciid BK oo bandhig-faneed ku qabtay magaalada London ee dalka Ingriiiska oo uu kaga qayb-galay SOMALI WEEK FESTIVAL oo lagu marti-qaaday isaga iyo fannaanniin kale.

PARIS: Tiro ku dhow 100 qof oo ku naf-waayey Weerarro Caawa gilgilay Caasimadda Faransiiska

Paris (SLpost)- Weerarro Is-daba-jooga ah oo lagu tilmaamay inay soo maleegeen kooxo Xag-jir ah, ayaa caawa Saqdii Dhexe gil-gilay magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska,...

Maraykanka oo Sheegtay Inay Weerar Ku Dileen Jihadi John oo Qoor-goynta u Qaabilsanaa Daacish

  Washington(SLpost)-Milateriga Mareykanka ayaa qaaday weerar cirka ah oo lagu bartilmaameedsanayay ninka Daacish u qaabilsan qoor-goynta ee lagu magacaabo Jihadi John, iyadoo loo maleynayo inuu...

Boorama: Maayarka oo Kormeer ku Tagay Dugsi Burbur Badani Ka Muuqdo oo Qarka u Saaran Inuu Dumo

  Boorama(SLpost)- Duqa cusub ee degmada Boorama Maxamed Xuseen Maydhane, ayaa waxa maanta kormeer ku tagay magaalo Cad oo ka tirsan magaalada Boorama, halkaasi oo...

Dayaxan iyo Arladan is Qooraansanaya

Bal duul Alloow ila jeedaaliya dayaxan iyo arladan is-qooraansanaya, isku sidkan sidii hal iyo nirigteed, aan kala fogaanayn,  haddana is gaadhaynin, majareyaasha ay kala...

Prof Samatar oo Ka Hadlay Khilaafka Kulmiye iyo Hankiisa Siyaasadeed

  Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo waraysi gaar ah siiyey Dalmaronline ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo door ah oo uu ugu horeeyo khilaafka ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img