Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

Qaramada Midoobay oo Isku Raacay in Daacish La Weerarro

Paris(SLpost) - Golaha ammaanka ee qaramada midoobeey ayaa si aqlabiyad ah waxa ay u meel mariyeen qaraar dhammaan dalalka awooda leh ay kaga qeybgalaan...

Qabiil iyo Qaran waa Laba aan is Raacin: Saamaynta Taban ee Dhaqanka Qabiil ku Leeyahay Qaranka

  Marka hore Qoraalkan kooban waxa aynu ku eegaynaa mushkiladda qabyaaladda iyo sida ay liddiga ugu tahay qarannimada. Liddinnimada lafteeda doodi ka ma madhna oo waxa jira...

MALI: Dablay Qabsatay Huteel Kuwa Lagu Raaxaysto ah

Bamako (SLpost) - Dablay hubaysan ayaa  qabsatay Hotel caan ah oo ku yaala badhtamaha caasimada Mali ee Bamako. Dablayda ayaa galay hotelka galinkii hore...

BERBERA: Madaxweynaha oo Salaaddii Jimce la Tukaday Shacabka, Qaar ka Mid ah Waddooyinkana Soo Kormeeray

Berbera(SLpost)-Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo shalay safar shaqo iyo shakhsi ah ku tagay Magaalo xeebeedka Berbera ayaa maanta Salaadii Jimcaha...

“Caaqil Dambe iyo Suldaan Dambe oo iska soo Cummaamata oo Dawladdu Aqoonsanaysaa Ma Jiro” Wasiirka Arrimaha Gudaha

    Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa shallay mar uu la hadlayey qaar ka mid ah madaxdhaqameedka  Somaliland ayaa waxa uu sheegay in...

Maareeyaha Dekadda Berbera oo Si Adag u Beeniyay Warar Sheegayey in Dekadda La Wareejinayo

Berbera(SLpost) - Maareeyaha dekedda Berbera Eng Cali Xoor-xoor iyo kuxigeenkiisa oo goor dambe oo xalay ah saxaafadda kula hadlay dekedda Berbera ayaa ka jawaabay...

Xukuumadda Somaliland oo ka Hadashay Degmo Ingiriiska ka mid ah oo Aqoonsatay Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in dawladda Somaliland soo dhawaynayso go’aan ka soo baxay golaha degaanka ee degmada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img