HomeWadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya oo La Filayo in Madaxdhaqameedka Lagu Wareejiyo

Wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya oo La Filayo in Madaxdhaqameedka Lagu Wareejiyo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)- Dawladda Turkiga ayaa la sheegay inay waddo qorshe wada hadalladii Somaliland iyo Somalia ay ugu bedelayso dhinaca madaxdhaqameedka, islamarkaana damacsan tahay in madax dhaqameed Somaliland ah iyo mid Somalia ahi ka wada hadlaan qaddiyadda la isku hayo iyo masiirka labada dhinac. wada hadallada waxaa hore u metelijiray ergo labada dawladood ka socda oo inta badan xilal miisaan leh haya.

 

 

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinacyada Somaliland iyo Somalia, balse xogaha laga helayo ayaa sheegaya in qorshahan lagu soo wargeliyay xukumaddaha Hargeysa iyo Muqdisho, islamarkaana maalmaha soo socda la filayo in wakiillo Turkiga ka socdaa arrintan u yimaadaan Muqdisho iyo Hargeysa. warku wuxuu intaasi ku darayaa in Turkigu xidhiidho la soo sameeyay madax dhaqameedyada.

 

 

Arrintan ayaa imanaysa iyadoo awada xaajoodkii siyaasiyiintu hagaysay burbureen horraantii sanadkan, waxaanu hore u sheegay wasiirkii arrimaha dibada iska casilay ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, in Somaliland rabto wada hadal ay dawladdo ka baaxad weyn Turkigu goob joog ka noqdaan wada hadalada dambe, maadaama natiijada shirarkii hore hirgali wayday.

 

 

Siyaasiyiintii Somaliland uga qayb gali jiray shirarkii muddada socday ee somalia iyo Somaliland ayaa iska casilay xukumadda Siilaanyo, waxaa sidoo kale xukumadda dibadda ka jooga xubnihii wakiillada ku jiray ee wada hadalka qaybta ka ahaa, halka guddoomiye xigeenka guurtidu ka yahay xubinta xukumadda ku hadhay guddidii wada hadalka.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories