Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

Dawlad Dalkeeda Marti ku ah

    Xukuumadda  Kulmiye  Dhalay  ee  maanta  Taladda  Dalka  haysa  sanadkii   lixaad,  waxay  kula  wareegtay sideed Sananood  oo  ay  Mucaarid  ahayd,  Shacabkana  u sheegaysay  in  Wadanka ...

Yaa Masuul ka ah?

    Sida aynu ognahay aafada tahriibka ayaa noqotay tallaabo ay ku hodmeen dhallinyaraddii soomaaliyeed meel kaste ha joogeen iyagoo hiyigooda raaciyay kooxihii ka horeeyay ee...

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo Xog Waran Siiyey Guddida Joogtada ee Guurtida

Hargeysa(SLpost) - Guddida joogtada ah ee aqalka guurtida ayaa xarunta golaha guurtida xog waran kula yeeshay guddida doorashooyinka qaranka Somaliland. Kulankaasi ayaa lagaga wada...

Sheeko Gaaban: Xaakimkii Caadilka isku Haystay iyo Qisadii Labadiisa Gacmood

    Sida ku cad sheekooyinka kala duwan ee dadku isku soo gudbiyaan, jiilba uu ka dhaxlo jiilka kale, nin xaakim ahaan jiray ayaa isku haystay...

SARAAR: Booliska oo Ka Hadlay Dil Habeen Hore ka Dhacay Degmadda Oog

    Caynabo(SLpost)-Habeen hore dil ka dhacay deegaanka degmada Oog ayay ciidammadda  booliska, millatariga iyo maamulka  degmadda  iyo gobolkuba ka hawl galeen iyagoo kaashanaya bulshada deegaanka...

Xildhibaan Dhakool oo ka Waramay Weerarkii Gurigiisa Laascaanood iyo Cidda uu u Aannaynayo

Hargeysa(SLpost)- Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa markii u horaysay ka hadlay weerar habeenimadii Salaasada lagu qaaday...

“Socdaalka Madaxweynuhu ku Joogo Berbera Waa mid Gaar ah” Afhayeenka Madaxtooyada

  Berbera (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay warar ay warbaahintu ka qortay in gacan ku haynta dekedda Berbera lagu wareejinayo shirkado ajanabi ah kuwaas...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img