Ina-Xasan-cawke: Xarragadii iyo Xaash-xaashkii Makrifoonka. Qormada Labaad
"Geeridu dibnaha waa mid qudha, dihasho yeedhmeede, Kala daran se waa kala dareen, dugayda dhiilleede, Axmed Xasanna tii naga dishaay, dubatay jiidhkayga, Dar Ilaahay waan kaa naxee,...
HARGEYSA: Marwada Madaxweynaha oo Qalab loogu Talagalay Caruurta Ku Dhallatay Wax ka Yar 9 Bilood u Qaybisay Qaar ka Mid ah Xarrumaha Caafimaadka
Hargeysa(SLpost)-Marwada Koowaad ee Madaxweynaha Qaranka Somaliland Aamina Sheekh Maxamed Jirde, ayaa maanta agab kala duwan u qaybisay Xarumaha Caafimaadka ee Sheekh Cumar, iyo Dhakhtarka...
Laba ka Mid ah Maamulada Soomaaliya oo Gaalkacayo Dagaal ku Dhex Maray
Gaalkacayo(SLpost) - Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay 7 kalena way ku dhaawacmeen dagaal magaalada Gaalkacayo ku dhexmaray ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa...
“Ummadda Somaliland waxay dunida tuseen kartida, awoodda iyo isku kalsoonida ay leeyihiin inay noqdaan Qaran dhisan oo si buuxda u shaqaynaya” Madaxweynaha Somaliland
Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha Somaliland ayaa ka hadlay degenaanshaha Somaliland ka hirgalisay mandaqad ammaan darro aafaysay, waxaanu beesha caalamka ugu baaqay inay gaadhay xilligii Somaliland la...
Hambalyo Meher Wacan: Dr. Maxamed-Amiin Cismaan Muuse iyo Niciima Farxaan Cismaan
Asxaabta kala ah: Ibraahim Axmed Cabdi, Axmed Maxamed Cali Badde, Ridwaan Axmed Cabdi, Mustafe Cabdilaahi Cumar, Cabdishakuur Raage, Khadar Maxamuud Gaaxnuug, Barkhad Maxamuud Kaariye, Maxamed...
Xusuusta Saaxiibkay Marxuum Cawke. W/Q Suxufi Xuseen Cali Nuur
Allaah ha u naxariistee Marxuum Axmed Xasan Cawke, waxa uu ka mid ahaa hal-doorka ka dhex ifaya bahda saxaafadda Soomaalida oo uu ka dhex...
Dhallaankii Waalidkii Dhibay!!
In aan la yaabo maaha oo aniguba sidan si la mid ah ama u dhaw ayaan samayn jiray waxaanan ku samayn jiray qof iga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

