HomeHARGEYSA: Marwada Madaxweynaha oo Qalab loogu Talagalay Caruurta Ku Dhallatay Wax ka...

HARGEYSA: Marwada Madaxweynaha oo Qalab loogu Talagalay Caruurta Ku Dhallatay Wax ka Yar 9 Bilood u Qaybisay Qaar ka Mid ah Xarrumaha Caafimaadka

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Hargeysa(SLpost)-Marwada Koowaad ee Madaxweynaha Qaranka Somaliland Aamina Sheekh Maxamed Jirde, ayaa maanta agab kala duwan u qaybisay Xarumaha Caafimaadka ee Sheekh Cumar, iyo Dhakhtarka weyn gaar ahaan qaybta caruurta aan gaadhin wakhtigii ay ku dhalan lahaayeen balse ka soo hormaray 9ka bilood, qalabkaasi oo isugu jiray mid casriya oo lagu korin doono caruurtaasi, dawooyin iyo Sariiro Casriya, ka dib markii ay maamulka xarumahaasi marwada u gudbiyeen baahiyahooda.

????????????????????????????????????

 

Marwada Qaranka oo ka jawaabaysa Baahiyahaasi, kaashanaysana Hay’adda UNFPA, oo marwada u dooratay inay Wakiil buuxa uga noqoto Ololaha yaraynta ama dabargoynta Ummul raaca Afrika oo loo soo gaabiyo CARMMA.

 

 

 

 

Sidoo kale Marwada Madaxweynaha Qaranku waxay kormeer ku soo martay cusbitaalka guud ee hargeysa, gaar ahaan qaybta degdega ah (Emergency)  ee hada loogu shaqeeyo dhakhtarka weyn, balse la damacsan yahay in loo dhiso qayb weyn oo ay maanta dhagax dhigeen wasiirka caafimaadka Dr Xagtlatoosiye iyo Marwada koowaad, maalgelintiisana ay gacan ka geysanayaan Shirkada Telesom iyo Dahabshil, halka aanay xukuumaduna ka maqnayn iyo Ganacsadada kaleba.

????????????????????????????????????

 

Somalilandpost.net, Hargeysa Office.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories