Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

Somaliland oo Digniin Adag ka soo Saartay Qorshaha Wada Hadalada ee Turkiga iyo Soomaaliya Wadaan

  Hargeysa(SLpost) - Dawladda Somaliland ayaa digniin adag ka soo saartay qorshaha dawladda Turkiga ee ah in madaxdhaqameedka lagu wareejiyo wada hadalkii Somaliland iyo Somalia,...

DEGDEG: Musharaxa Madaxweyne-Xigeen ee UCID oo Iscasilay

Hargaysa(SLpost)-Masuul sare oo ka tirsan xisbiga caddaalada iyo daryeelka Somaliland UCID ayaa iska casilay xubinnimadii xisbigaasi. Murrashaxii madaxwayne ku xigeen ee xisbiga Ucid Md Cabdirashiid...

Ina Xasan-cawke: Xarragadii iyo xaash-xaashkii Makrifoonka. Qormada 3aad

      "Geeridu dibnaha waa mid qudha, dihasho yeedhmeede, Kala daran se waa kala dareen, dugayda dhiilleede, Axmed Xasanna tii naga dishaay, dubatay jiidhkayga, Dar Ilaahay waan kaa naxee,...

Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka Bristol oo Booqatay Xarunta Xisbiga KULMIYE iyo Jewiga lagu qaabilay (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska, ahna Muwaadinad u dhalatay Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Hibaaq Jaamac, ayaa booqasho ku...

Mirqaankii Reerka Rogay!

    Saaka iyada oo faraxsan bay guriga ka baxday. Sidii ay adeeggii qadada suuqa u ga doontay, ayay imaka u socotaa. Waa kow iyo tobankii...

Danjiraha Somaliland Ee Ethiopia Oo Sharaxay Xidhiidhka Labada Waddan

  Hargeysa(SLpost) - Danjiraha Somaliland u jooga Ethiopia Maxamuud Aadan Jaamac(Galaal) ayaa ka hadlay heerka dawladda Ethiopia iyo wadamada Africa ee xaruntoodu Addis Ababa tahay...

Sakariye Axmed Xasan Cawke oo Buuxinaya Shaqadii uu Aabihii Qaranka u Hayey

  Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta somaliland oo ay weheliyaan wasiirka wasarasada ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ah iyo masuuliyiin kale ayaa maanta si...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img