Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

“Dawladda Turkigu Madaxdhaqameedka kama ay Codsan in ay ka Qayb-Galaan Wadahadalka” Qunsulka Guud ee Turkiga u Fadhiya Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Dawladda Turkiga ayaa ka hadashay wararka sheegay in madaxdhaqameed lagu bedelayo wada hadalkii Somaliland iyo Soomaliya. Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Hargaysa ee qunsulka guud...

Sebankii Hotel-weerarka

Xaaladaha nabad galyo darro iyo xirfadaha argagixisada ka hawl gala dalka aynnu jaarka nahay ee Soomaaliya waxay soo mareen heerar kala duwan. Ka sifayntii...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ka Hadlay Wada Hadalka Somaliland iyo Soomaaliya

    Djibouti(SLpost)-Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay arrimaha wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya, xaaladda gobolada Sool iyo Sanaag iyo doorashada...

Madaxdhaqameed Gaashaanka U Daruuray Qorshaha Turkiga ee Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya

  Hargeysa(SLpost)- Qaar ka mid ah madaxda dhaqanka Somaliland ayaa ka hadlay shirka Turkigu qorsheeyay ee ah in madaxdhaqameedka Somaliland metelaan Somaliland wada hadalna la...

Tartan Ku Saabsan Hal-abuurnimada Koombiyuutarada iyo Tiknoolajiyadda ah oo Hargeysa Lagu Qabtay

Hargeysa(SLpost)-Todoba ka mid ah jaamacaddaha magaalada Hargeysa ayaa tartan ku saabsan Tiknoolojiyadda iyo hal-abuurnimada dhinaca koombiyuutarada oo loogu magacdaray “Muhandis Challenge” ku dhex maray...

Golaha Deegaanka ee Hargeysa iyo Bulshada oo Goob Fagaare ah ku Xisaabtamay

Hargeysa(SLpost)-Golaha deegaanka ee Hargeysa ayaa goob fagaare ah ugu xogwaramay qaar ka mid ah bulshada caasimadda ku nool, oo ka kala socday dhammaan degmooyinka...

Safarkaygii Dooxo-guban- Cabdishakuur Heersare

    Waxa aanu ka koobnayd laba qof. Baabuurka waxa waday Xiis Saleebaan Nuur. Waxa aanu ahayn laba qof oo sheeko-wadaag ah oo kolba arrin wada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img