Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

Gudoomiye-Xigeenka Labaad ee Wakiillada oo Madaxdhaqameedka uga Digay in ay Wadahadalada Ka Qaybgalaan

Hargeysa(SLpost)-Shir-guddoonka golaha wakiilada ayaa madaxdhaqameedka Somaliland uga digay inay ka qayb galaan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya oo maalmaha warbaahinta ku jirtay. Guddoomiye ku xigeenka...

Agaasimaha Samafalka oo Ka Hadashay Xarrunta Agoomaha ee Dawladda Kuwayt Maalgaliso oo Cabasho laga Bixiyey

  Hargaysa(SLpost)-Mareeyaha Samafalka Madaxtooyada Somaliland Aamina Maxamuud Diiriye ayaa ka hadashay eedo musuq-maasuq oo loo jeediyay xarumaha agoomaha ee uu maalgaliyo dalka Kuwait kaas oo...

Madaxweynaha Kenya oo ka Hadlay Musuqmaasuqa Dalkiisa Hadheeyay

Nairobi(SLpost)-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo shalay khudbad dheer uga jeediyay shacabka, Taleefishinka Qaranka Kenya; ayaa farriin adag u diray dadka ku kaco musuq-maasuqa oo...

Sidee Shaqo Loo Helaa?

Waxaan jeclaystay in aan dhammaan bulshadayda la wadaago arrin runtii sababtay in dhalintii wadanka  u dhalatay ay quustaan, nacaan, tahriibaan amaba nolosha ka dhacaan,...

Family of Texas boy arrested over clock demands $15m in damages

  The family of a Texas Muslim teenager arrested for bringing a homemade clock that was mistaken for a bomb to school demanded $15m in...

“Xukuumaddu iyadaa Madax-dhaqameedka Diranaysa” Xogahayaha Warfaafinta WADDANI

Hargeysa(SLpost)- Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe), Xoghayaha warfaafinta xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay wararka sheegaya in madaxdhaqameedku ka qaybgalayaan wadahalada Somaliland iyo Soomaaliya, islamarkaana masuuliyiinta ka...

Turkiga oo Soo Riday Diyaarad Ruushku Leeyahay

Turkey(SLpost)-Diyaarad Ruushka uu leeyahay oo ah nooca Su-24 ayaa lagu soo riday dalka Suuriya. Saraakiil militeri o Turki ah ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img